Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22737 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan soo bandhigay cadeymo ka dhan ah Madaxweynaha Puntland

Garowe (Puntland Post):- Xildhibaan ka tirsan Guddiga Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay cadeymo ka dhan ah Madaxweynaha Puntland Cabdiwali...

View Article


Guddiga Doorashooyinka oo Walaac ka muujiyay Cabashooyinka Faragalin ee ka...

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) oo gudanaya waajibka loo igmaday ee kormeerka hannaanka doorashooyinka iyo xaqiijinta in doorashooyinka si isku mid ah uga dhacdo dalka,...

View Article


Maraakiib Dagaal oo gaartay Xeebta Qandala iyo Puntland oo Qorsheynaysa in ay...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa  sheegaya in Maraakiib dagaal ay ku dhawaadeen xeebta Magaaladaasi oo ay wali ku sugan yihiin dagaal yahano sheegtay in ay ka tirsan yihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka dalbaday hay,addaha gurmadka abaaraha iyo...

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta qabatay shir culus oo looga arrinsanayo sidii loogu gurman lahaa dadka ku barakacay colaadaha magaalada Galkacyo, Qandala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka qaybgalay kulan looga hadlayo...

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 01 November 2016 Garoowe ka ga qayb galay kulan uu soo qaban qaabiyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“GAROWE” Beelo la hakiyay in lagu tartamo kuraastooda baarlamanka Somalia

Garowe(Puntland Post):- Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada 2016 ayaa maanta kasoo saaray Garowe go’aan lagu joojinayo diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka hoose ee heer Puntland,...

View Article

Isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Itoobiya

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada ka dib mudaaharaadyo siyaasadeed oo horseeday in dalkaasi la geliyo xaalad deg deg ah. Mr...

View Article

Guddiga Doorashada Dadban oo ka horyimid go,aan maanta kasoo baxay Garowe

Garowe(Puntland Post):-Gudiyada doorshada dadban ee Federalka iyo Puntland oo caawa shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garowe ayaa si wada jir ah warfidiyeenka ugu sheegay inaanu kasoo qaad lahayn...

View Article


Ciidamada Badda Puntland oo dhanka Badda ka duqeeyey kooxda haysata Qandala

Qandala(Puntland Post)-Wararka laga helaayo degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaaya in galabta Ciidamada Badda Puntland ay dhinaca badda Madaafiic kaga garaaceen fariisimaha kooxda haysata...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Guddiga Doorashada Dadban oo caawa ka jawaabay go,aankii maanta Garowe

Garowe(Puntland Post):-Gudiyada doorshada dadban ee Federalka iyo kan heer Puntland oo caawa shir jaraa,iid kula hadlay magaalada Garowe warfidiyeenka ayaa sheegay  inaanu wax kasoo qaad lahayn...

View Article

Madaxweyne Gaas oo soo Gaaray Bosaso

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaaradaha Boosaaso xili uu dhawaan uu safar shaqo ugu maqnaa wadanka isku taga Imaaraatka carabta . Waxa garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Museveni oo albaabada u laabay Jaamacada ugu weyn Uganda

Jaamacada Makerere oo la xiray Kampala(Puntland Post)-War kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Kaguta Museveni ayaa lagu sheegay in la xiray Jaamacada Makerere oo kamida Jaamacadaha...

View Article

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA HADLAY ARIMO BADAN

BOOSASO,(Puntland Post):Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari,ayaa ka hadlay arrimaha Shirkii Dubia ka dhacay,...

View Article


Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Puntland oo shaaciyay Ergooyinka Doorashada

Garowe (Puntland Post):- Guddiga Doorashooyinka dadban ee Puntland ayaa maanta si cad u sheegay inay bilaabmayso diiwaan galinta ergooyinkii Dooran lahaa xubnaha Puntland u matali doona aqalka Hoose ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda World Vision oo Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo caqabadaha...

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda World Vision ayaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay waxbaayaha caqadaha ku ah ganacsiga iyo sidii looga gudbi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir maanta ugu soo xirmay Garowe rugaha ganacsiga Soomaaliya

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Garowe shir laba maalmood u socday madaxda Rugaha Ganacsiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Somaaliya,Waxaana kazoo...

View Article

“Deg Deg “Dagaal kasoo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo

Wararka kasoo gaaraya warsidaha Puntland Post magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya xiisad hor leh oo kasoo cusboonaatay  ka dib markii uu ka dhex bilowday dagaal la isku adeegsanayo hubka waaweyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox Hubeeysan oo Nabadoon Muqdisho Ku Dishay iyo Ciidamada oo Qabtay Kooxdii...

Wararka ka imaanaya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya In gudaha degmadaas rag hubeysan ay ku dileen nin oday dhaqameed ahaa. Nabadoon Hilowle Xafow oo kamid ahaa nabadoonada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Daawo” Nabadoonada Nugaal oo ka digay khal-khal ku yimaada Doorashada...

Garowe (Puntland Post):- Kulan maanta ay isugu yimaadeen magaalada Garowe tiro ka badan 15 Nabadoon oo kazoo jeeda Gobolka Nugaal ayaa baaq ugu jeediyay Dowlada Soomaaliya,Dowlada Puntland,Guddiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo kulan la yeelatay madaxda UNOCHA ee Soomaaliya.

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa xafkiiskeeda ku qaabishay wafuud ka socoda Hay,adda UNOCHA , kuwaas oo ay...

View Article
Browsing all 22737 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>