Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Golaha wasiirada JL

Golaha wasiirada cusub ee Jubbaland Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Golaha Wasiirada ee uu dhowaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan katirsan Barlamanka Federalka Somalia oo xarumo Garowe ku yaalla...

GAROWE(Puntland Post)- Xildhibaan Abshir Xasan Abshir oo katirsan Barlamanka Somalia ayaa booqday xarumo muhiima ah magaalada Garowe, wuxuuna gaarsiiyay kaalmo Xoolo ah, isagoo maamulka goobahaasi ka...

View Article


Ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo lagu weeraray degaanka Dhoobley

Garowe(Puntland Post)-Wararka ka imaanaya Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay jidka u galeen inta u dhaxaysa degaanada Dhoobley iyo Taabto, kolonyo ay leeyihiin Ciidamada ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Qardho kaga qayb galay shirkii...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka hiirtii waaberi ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland ayaa gaadhey magaalada Qardho ee xarunta dhaqanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Iftin Group oo Tababar Aqoonkororsi ah Loogu Soo xiray Bosaso

Tababar Aqoon Kororsiga Oo Ay Ka qeybgaleen Dhamaan Wakiilada Shirkadda IFTIN Group ee Gudaha iyo dalka Dibaddiisa ayaa laga gabagabeeyay magaaladda Bosaso. Tababarkan oo mud Afar maalmood socday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wufuud ka...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 24-May-2016 Hoygiisa qasirga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madax ka socotey hay’adda  Jarmalka u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland oo markii ugu horeysay la kulmay Golaha Wasiirada cusub

Kismaayo-(Puntland Post) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa markii ugu horeysay la kulmay Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Jubbaland kulankaasi oo ka dhacay  Madaxtooyada...

View Article

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay Soomaaliya

Washington-(Puntland Post) Dawladda Maraykanka ayaa mar kale soo saartay digniin ay muwaadiniinteeda uga digayso Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ee Safiirnimo ka guddoomay...

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Uganda u fadhin doona dalka...

View Article


War Lagu Qoray warbaahinta Taageerta Xarakada Al-shabaab oo la beeniyey

War Lagu Qoray warbaahinta Taageerta Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamo Kasoo Goostay Dowlada soomaaliya ay ku soo Biireen Al-shabaab. Warbaahinta Al-shabaab ayaa Qortay In ciidankaa aya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Badda Talyaaniga oo Badbaadiyay Dad Tahriibayaal ah oo doon la degtay

Ciidamada Talyaaniga ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen intii badneyd tahriibayaashii saarnaa doonida shalay ku degtay bada u dhaxeysa Talyaaniga iyo Liibiya. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay doonidan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan hor-dhac u ah Wadooyin iyo mashaariic kale oo Banka Aduunku ka...

Garowe-(Puntland Post) Kulan ay kasoo qayb galeen Madaxda Degmada Garowe, Saraakiil kasocotay Madaxtooyada Puntland, Hay’adda Wadooyinka Puntland, iyo Saraakiil ka socotay Hay’adda UNPOS ayaa ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Garowe Kaga Qayb Galay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa caasimadda Garoowe  kaga qayb galay munaasabad lagu maamuusayay 25-sano guuradii kasoo wareegtay markii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Puntland oo Saaka la...

Waxaa maanta 28-May-2016 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiir ku-xigeenka Caddaadda Puntland Yuusuf Bootaan Ciise oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha...

View Article

Danjire Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran...

Washington(Puntland Post)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Maraykanka, Danjire Axmed  Ciise Cawad ayaa ka hadlay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Dalka Maraykanka, isla markaan uu Dalkaasi qorshaynaayo...

View Article


Ardayda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo maanta u fariistay Imtixaanka...

Muqdisho(Puntland Post)-Dawlada Soomaaliya ayaa maanta sanadkii labaad qaadaysa Imtixaanka shahaadiga ee Fasalka afraad ee Dugsiga sare iyo Fasalka sideedaad ee Dugsiga Dhexe, Waxaana Imtixaanadan laga...

View Article

Ra’iisul wasaare Cumar C/srishiid oo maanta Dhuusamareeb laga sugaayo

Dhuusamareeb(Puntland Post)-Ra”iisul wasaaraha soomaaliya Cumar cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta lagu wadaa In uu Gaaro Magaalada Dhuusa-mareeb Ee Xarunta Gobalka Galgaduud oo Fariisin U ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Finalka Champions League ee Real Madrid vs Atletico Madrid, Tartan...

Milano-(Puntland Post) Indhaha Mucaashaqiinta kubada cagta ayaa ku sii jeeda magaalada Milano ee dalka talyaaniga halkaa soo uu ka dhici doono Caawa kulanka finalka Champions league oo ay ku kulmayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo safar shaqo ugu Amba baxay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta  28-May-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland isagoo kusii jeeda...

View Article

Shir ku saabsan arimaha Doorashada oo madaxda Soomaalida uga furmaaya Muqdisho

Muqidho(Puntland Post)-Madaxda Maamulada Dalka ayaa ku qul-qulaaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, halkaas oo maalinka Beri ah uu ka furmi doono shir lagu falaqaynaayo Doorashada sanadkan...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>