Qarax Ismiidaamin Ah oo Muqdisho Ka dhacay
PP- (Muqdisho) Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Ayaa Goordhow isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen Ciidamo u diyaarsanaa Sugida Amniga Magaalada Muqdisho Xiliyada Habeenkii. Ciidamada qarxa...
View ArticleFaah Faahin Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo Baxay Qarax Ismiidaamin Ah oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia. Qaraxani Ayaa ahaa qarax loo adeegsaday gaari Waxyaabaha qarxa laga soo...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo ka digay in Doorashada dalka La Musuq Maasuqo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay Maamul Goboleedyada, Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal iyo dowlad goboleed iyo guddiga xalinta...
View ArticleDagaal Saaka ka socda magaalada Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka la taabacsan Puntland iyo Galmudug. Dagaalkaan ayaa yimid...
View ArticleFaah Faahin Dagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka bilaawday Magaaladaasi. Dagaalkani ayaa la isku...
View ArticleDonald Trump oo lagala cararay goob uu taageerayaashiisa kala hadlaayey
Murashaxa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa nabadsugidu kala carartay goob uu khudbad ka jeedinaayey oo ku taal magaalada Reno ee gobolka Navada, waxayna arintaasi dhacday markii Mr Trump uu ka...
View ArticleKhasaare baxaad weyn oo ka dhashay Dagaalkii Maanta Gaalkacyo
Gaalkacyo (Puntland Post):- Dagaalo aad u qaraar oo subaxnimadii horre ee maanta ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan inay ka dhasheen khasaare baaxad leh...
View ArticleWasaaradda Haweenka Puntland oo shir balaaran maanta ku qabatay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Dowlada Puntland ayaa maanta u qabatay Haweenka u sharaxan aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya iyo Kuwa ku guulaystay...
View ArticleWasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo Tababar u furtay...
Wasaaradda shaqada shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayaa maanta tababar socon doona muddo 5-maalmood ah u furtay Madax-qaybeedyada Farsamada Kumbuyuutarrada iyo Tik...
View ArticlePuntland oo ka hadashay dagaalkii maanta Gaalkacyo
Garowe(Puntland Post):- Shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay magaalada Garowe Afhayeenka Xukuumadda Puntland Cabdulaahi Jaamac (Quraan-jecel) waxa uu kaga hadlay dagaal maanta Gaalkacyo ku dhex maray...
View ArticleWareysi Dagaalkii Maanta Gaalkacyo Taliyaha Ciidanka DANAB Puntland
Garowe (Puntland Post):- Ka dib dagaal qaraar oo maanta ku dhex maray Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo Islamarkaana sababay dhimashada ilaa 40 qof waxa u suurto gashay caawa inay khadka...
View ArticleSaldhig Boolis oo Loogu Talagalay Dadka Barakacayaasha ah oo laga...
BOSASO(Puntland Post):-Waxaa maanta laga dhagax dhigay bariga magaalada Boosaaso saldhig boolis ,kaasoo qeyb ka noqon doona ilaalinta nabadgelyada xeryahan. Saldhiga Boolis ayaa dhaqaalaha ku baxaya...
View ArticleXaalada Magaalada Gaalkacyo oo Dagan
Waxaa dagan xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Goobjoogayaal ku sugan Gaalkacyo oo aan la xariirnay ayaa noo...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Dagaalka Gaalkacyo
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kaasi oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug. Madaxweyne...
View ArticleDonald Trump oo Soomaalida Mareykanka ku tilmaamay kuwo Musiibo ah
Musharaxa Madaxweyninimo Ee Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu dadka gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka uu uga digay qatarta dadka somalida ah ee halkaas ku nool. Trump waxaa uu tilmaamay...
View ArticleShirkadda Amal oo ka jawaabtay baaqii Guddiga Takulaynta Abaaraha Gobolka...
Guddoomiyaha Guud ee Bangiga Amal, Saciid Cali Shire iyo Maamulaha Bangiga Amal ee Gobolka Sool, Saciid Cabdi Ducaale, ayaa deeq lacageed oo ka timid shirkadda Amal ku wareejiyey Guddiga Taakulaynta...
View ArticleMichael Keating oo soo Gaaray Boosaaso
BOSASO(Puntland Post): Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa goordhawad soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari. Michael Keating ayaa waxa...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo si Kulul uga hadlay Dagaalka Gaalkacyo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalada ka soconayo Magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeyo Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Bosaso kula kulmay Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 07 November, 2016 wuxuu xafiiskiiska madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso ku qaabilay ergayga gaarka ah ee...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo daahfuray shir dib loogu eegayo qorshayaal
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa maanta furay shir balaaran oo Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’addaha la shaqeeya ay dib u eegis ugu...
View Article