Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Faah-faahin ka soo baxaysa nin galabta lagu dilay degmada Hodan ee gobolka...

Muqdisho-(PP)-Nin magaciisha lagu sheegay C/risaaq Xaaji Maxamed Xersi Masalle,ayaa galabta lagu dilaya afaafka hore Ex-cawadii caalamiga degmada Hodan ee gobolka Banaadir.   Dablayda toogatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

14-jir Soomaali ah oo doortay mustaqbalka inuu noqdo wasiir amni

Wariye Cali Ducale iyo Cabdiraxmaan Faysal oo ah wiil caqli badan Bosaso(pp) Cabdiraxmaan Faysal Aadan wuxuu ka mid yahay dhalinyaradda ku nool magalo madaxda ganacsiga Puntland ee Bosaso. Dhowaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu dambeeyay ee rabshadihii ka dhacay Jabuuti

Jabuuti-(PP)-Ku dhowaad Labaatameeyo qof ayaa ku naf weyday Afartan kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaadhay rabshado shalay illaa xalay ka taagnaa magaalada Jabuuti,markii ay rasaas ay is...

View Article

19 killed in Djibouti as security forces raid religious gathering

DJIBOUTI -(PP) – Security forces in Djibouti have shot dead 19 people at a religious gathering in the capital, witnesses said Monday. Armed soldiers have reportedly raided the gathering site where...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Gobalka Bari oo ka digay dhalinyarada habeenkii moobilada dadka ka furta

Bosaso(pp) Mamulka Gobalka Bari ayaa ka digay falal xiliyada habeenkii dhalinyaro is aruur-satay ka sameeyaan qaar ka mid ah xaafadaha magalada Boasso, kuwaasoo dadka ka furta moobilada iyo agabka ay...

View Article


Dowladda Jabuuti oo ka hadashay rabshadihii dhacay iyo xaaladda oo deggen

Jabuuti- (PP) —War-saxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska Ra’aysulwasaaraha dalka Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed ayaa lagu sheegay sababihii dhaliyay shaqaaqadii ka dhacday xaafadda Balbala ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaq-dhaqaaq la magac baxay waxaa nahay hal oo laga hir galiyay Turkey

Istanbul(pp) Dhaq-dhaqaaq la magac baxay waxaa nahay hal (We are one) isla markasna ay ku midaysan yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo waxbarasho u joogta wadanka Turkey ayaa ka hano qaaday dalkaasi,...

View Article

Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigi doona dhismaha Garoonka Garowe

Garowe(PP):Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo hada kusugan Gaalkacyo ayaa la filayaa inuu maal maha soo socda xariga ka jaro Garoonka Bosaso, oo dhismiisa uu gabo gabo...

View Article


Xasan sheekh oo kulamo xasaasiya la leh maamulka iyo Odayaasha Beled-weyne

Beled-weyne-(PP)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa weli ku mashquulsan kulamo xasaasi ah oo uu la qaadano masuuliyiinta, siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka magaalada Beled-weyne. Xasan sheekh Maxamuud...

View Article


Over a million migrants and refugees have reached Europe this year, says IOM

More than a million people have now reached Europe through irregular means in 2015, the International Organisation for Migration has announced, in what constitutes the continent’s biggest wave of mass...

View Article

Qaaradda Yurub oo sanadkan qaabbishay qaxootigii ugu badnaa

Hay’adda Socdaalka Adduunka (IMO) ayaa sheegtay in Sanadkan oo keliya ay kor u dhaafayaan qoxootiga Yurub galay hal milyan oo qof, kuwaas oo ka kala yimid dalal Africa iyo Barriga dhexe, waana markii...

View Article

Danjire Kay oo sheegay inay soo kabanayso Soomaaliya

Muqdisho-(PP)-Wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa sheegey in dalka Somalia uusan hadda aheyn waddan guul dareystey balse uu yahay waddan bur bur ka soo kabanaya....

View Article

UN declares Somalia now recovering nation, not failed state

Mogadishu-(PP)-The top UN official for war-torn Somalia has said the country is no longer a failed state but is now a recovering fragile nation. Nicholas Kay, the outgoing representative for the UN...

View Article


PSU – JKUAT : Joint Master’s Degree Programmes January 2016 Intake

The post PSU – JKUAT : Joint Master’s Degree Programmes January 2016 Intake appeared first on Puntland Post.

View Article

Mandera-terror-attack-how-muslims-saved-us

Mandera-Kenya-(PP)-For more than 20 years, 46-year-old Shukri Farah has worked as a driver of buses plying the Mandera-Nairobi route. He, however, says Monday’s events will forever remain etched in his...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo tababar kusoo qaatay dalka Jabuuti

Kismaayo(pp) Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Booliska Jubbaland oo tababar kala duwan kusoo qaatay dalka Jabuuti ayaa dib ugu laabtay xarunta KMG ah Jubbaland ee magalada Kismaayo. Ciidanka...

View Article

Danjire Kay oo la sagootiyay

Muqdisho-(PP)-Munasabad lagu sii sagootinayay  Ergeygii hore qaramada midoobe u qaabilsanaa Soomaaliya Danjire  Nicholas key oo lagu qabtay magaalada Muqdisho,ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha...

View Article


Warar ka soo baxaya weerarkii Jubba-land iyo Amisom ay qaadeen

Kismaayo-(PP)-Ugu yaraan Toddoba qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay duqeymo lixaad leh oo diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen tuulada Beer-xaani oo qiyaastii 45 KM dhanka galbeed kaga beegan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saamayn intee leeg ayuu kalluumaysiga sharci darada ah ku yeeshay qoysaska...

Sawirka waxaa qaaday Cali Ducale Bosaso(pp) Kalluumaysiga sharci darada ah oo sanooyinkii lasoo dhaafay wuxuu saamayn ku yeeshay nolasha qoysaska ku nool magaalooyinka xeebaha leh ee Puntland. Safar...

View Article

Maraykanka oo cambaareeyay shaqaaqadii Jabuuti ka dhacday

Jabuuti-(PP)-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu muujiyay walaaca ku aadan rabshadihii dhowaan dhacay, iyadoo loogu yeeray dowladda Jabuuti inay sii deyso...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>