Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Madaxtooyada Kulan kula qaatay...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ahna kusimaha MadaxwEynaha isla markaana ah guddoomiyaha guddiga abaaraha ee Dawladda Puntland oo uu wehelinayo...
View ArticleWakaalada wararka ee AFP ayaa muuqaal toos ah ka duubtay qaraxii xalay ka...
The post Wakaalada wararka ee AFP ayaa muuqaal toos ah ka duubtay qaraxii xalay ka dhacay muqdisho appeared first on Puntland Post.
View ArticleTACSI: Baashi Cabdulaahi Maxamuud Aw-cusmaan oo ka tacsiyeeyay geeridii ku...
Baashi Cabdilaahi Maxamuud Aw-cusmaan oo kamid ah Isimada Puntland wuxuu halkaan kaga tacsiyeynayaa geeridii naxdiinta lahayd ee ku timid allaha marxuum Nabadoon Maxamuud Maxamed Cusmaan (Goolnuug) oo...
View ArticleMadaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay xaalada labada dal
Jabuuti-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyey amaanka Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Post)-Maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu wareejiyey amaanka magaalada Muqdisho,kadib kulan xalay ay ku yeesheen Ha’yadaha amaanku magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare...
View ArticleWhy Somalia has not yet stabilized for 26 years
countries, cultures, religious and languages. Somali was led by democratic and humble leaders including H.E. Adan Osman and H.E. Abdirashid Sharmake since they were elected as a head of state in...
View ArticleIslaan Ciise oo xoolo ku wareejiyey shaqaalaha dhisaya Airportka Garowe
Garowe-(Puntland Post)-Islaanka Ciise Islaan Maxamed ayaa maanta xoolo ari ah ku wareejiyey shaqaalaha dhisaya Airbortka magaalada Garowe. Duqii hore ee magaalada Garowe Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor...
View ArticleHay’adda Daryeelka iyo horumarinta dhagoolayaasha oo maanta Garowe lagu daah...
GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo dhowaan magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’adda daryeelka iyo horumarinta dhagoolayaasha Puntland ayaa maanta waxaa...
View ArticleGudoomiye xigeenkii guddiga Dastuurka Jubbaland Dr’s Idil oo xalay ku hoyatay...
Kismaayo(Puntland Post)-Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ku hoyatay Gabadh lagu magacaabo Dr’s Idil Cabdulqaadir Xaaji Xuseen oo ahayd gudoomiye ku xigeenkii guddiga qoray Dastuurka...
View ArticleWacyi Galin Ku saabsan Deegaanka Oo Maanta Loo qabtay Shacabka Tukaraq Iyo...
Bosaaso(Puntland Post)-Tababarkan oo ku saabsanaa xaalufka deegaanka iyo ugaarta si dabar go’aysa ayaa waxaa loo qabtay odoyaal, dhalinyaro iyo haween waxaana looga dooday dhibaatada dadka u gaystaan...
View Article“wax yar oo aynu innagu qabsano, waxa uu inooga khayr badan yahay wax-badan...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Feb-29-2016 waxaa uu xadhigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyey...
View ArticleCiidanka Jubbaland oo gacanta kusoo dhigay qaraxyo Al-Shabab qorshaysay
Kismaayo-(Puntland Post) Ciidamada nabad sugida Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay miino nooca dhulka lagu aaso oo koox ka tirsan Al-Shabab damac-sanaayeen inay galiyaan qaar ka mid ah waddooyinka...
View ArticleMidowga Afrika oo cambaareeyay qaraxii Baydhaba
Muqdisho-(Puntland Post)-U qaabbilsanaha midoga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Amisom,Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo,...
View ArticleAU condemns terrorist attack in Baidoa
Mogadishu-(Puntland Post)-The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira has strongly condemned this evening’s...
View ArticleMadaxweynaha dalka oo ka hadlay dar-dar gelinta ammaanka
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo af-jari doono Ururka Al-shabaab,kaasoo kordhiyay weerarradii uu ka geysan...
View ArticleBoliiska oo laba nin ku dilay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Post)-Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir ayaa maanta laba nin ku toogtay bartamaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,iyagoo sidoo kale gacanta ku dhigay ruux kale oo ka mid ahaa...
View ArticleBoliiska Kenya oo heegan ka galay Al-shabaab
Nairobi-(Puntland Post)-Dowladda Kenya ayaa heegan buuxa gelisay dhammaan ciidamadeeda kala duwan ee laamaha ammaanka,markii ay soo baxeen warar sheegaya in dagaal yahannada Al-shabaab ay qorsheynayaan...
View ArticleKenya police on high alert over reports of planned terror attacks on major...
Nairobi, Kenya-(Puntland Post)- Security has been beefed up at major Kenyan airports following intelligence reports that Al-Shabaab militants are planning to stage attacks. A leaked internal memo shows...
View ArticleDadkii ku dhaawacmay Baydhaba oo qaarkood la keenay Muqdisho iyo geerida oo...
Baydhaba-(Puntland Post)-Agaasimaha guud ee cuspitalka magaalada Baydhaba Cabdifitaax Ibraahim Xaashi ayaa sheegay inay haatan dhimashada dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadii halkaasi ka dhacay gaarayso...
View ArticleAxmed Madoobe ”Ciidamada Soomaaliyeed ha ilaaliyaan Villa Somalia”
Kismaayo-(Puntland Post) Madaxwaynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Kismaayo ayaa ku taliyay in ciimada Ajanibta ah ee ilaalinaya xarunta dalka...
View Article