Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jariif layaal Yaman kasoo jeeda oo rasaaseeyay shacabka ku nool deegaanka...

GAROWE-(Puntland Post) Shacabka iyo Odayaasha deegaanka Maraya oo qiyaastii 60-KM dhanka bari kaga beegan degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Jariif layaal u dhashay dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo dib udhigay Safar uu ku tagi lahaa wadanka Sweden

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha dowaldda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga...

View Article


Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dagaallamay Gedo

Garba-haarreey-(Puntland Post)-Wararka ka imanaya magaalada Garba-haarreey ee caasimadda gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay isku fara saareen xalay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar ku saabsan buuga dhismaha wadooyinka oo PHA Garowe ku qabatay

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda wadooyinka Puntland oo kaashanaysa xafiiska ILO ee QM u qaabilsan arrimaha shaqaalaha ayaa maanta magalada Garowe ku qabtay tababar ku saabsan fahamka buuga dhismaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasarada waxbarashada Puntland oo war kasoo saartay qiimaha lacagta lagu...

GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa ka hadlay qiimaha lacagta dheeraadka ah ee lagu kordhiyay ardayda u...

View Article


Ciidamo lagu laayay degaanka Lafoole

Muqdisho-(Puntland Post) Ugu yaraan Afar askari ayaa ku geeriyootay Lix kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay qarax miino oo lagula eegtay gaari ciidan oo marayay degaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada...

View Article

Baarlamanka dalka oo ka arrinsanaya sida laga yeelaya taliyeyaasha ammaanka...

Muqdisho-(Puntland Post)-Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay albaabbada u xiran yihiin ka leh waxa ay yeelayaan taliyeyaasha hay’adda nabad sugidda qaranka iyo Booliska oo lagu soo...

View Article

Baarlamanka Soomaaliya oo soo jeediyay in la beddelo magaca argagixiso

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawed ayaa sheegay inuusan u cuntamin sharciga la dagaallanka argigixisada,kaasoo ay bulshada Islaamka ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay xoojinta ammaanka gobolka Hiiraan oo Beled-weyne ka dhacay

Beled-weyne-(Puntland Post)-Shir looga hadlayay adkaynta nabad gelyada iyo dar-dar gelinta ka hor tagga weerarrada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay magaalada Beled-weyne ee caasumadda gobolka Hiiraan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Jabuuti kaga qayb galay shir ganacsiga ku saabsan

Wasiirka Ganacsiga iyo warashadaha Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Indha-gurran oo safaro shaqo ugu maqan dalka dibaddiisa ayaa si rasmi ah dalka Djibouti uga qayb galay shirar caalami ah oo salka ku...

View Article

Carabta oo Soomaaliya ka caawineysa dhanka ammaanka

Qaahira-(Puntland Post)-Shirkii Baarlamaannada waddamada carabta ee shalay lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayaa diiradda lagu saaray wax ka qabashada xaaladaha gurracan ee ka...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo dib u dejin doonto barakacayaasha Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono barakacayaasha ku nool gobolka Banaadir si ay uga qeyb qaataan sugidda nabad caasimadda dalka ee...

View Article

Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Xaradheere

Gaalkacyo-(Puntland Post)-Maamulka Gal-mudug ayaa maanta ka hadlay dagaal ku dhexmaray Alshabaab iyo ciidamada Gal-mudug deegaanka Caad oo hoostagta degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. Wasiirka Amniga...

View Article


Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo ay ka soo baxeen go’aanno

Muqdisho-(Puntland Post)—Golaha wasiirada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay shir socday muddo 3-cisho, kaasoo looga hadlaayey xaaladda dalka,gaar ahaan dhinaca amniga iyo sidii loo...

View Article

Madaxweyne Xasan Shiikh oo soo dhoweeyay go’aankii Golaha Wasiirada ee...

Muqdisho-(Puntland Post)Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee...

View Article


Ahlu-sunna oo dib ula wareegtay magaalada Dhuusa-mareeb

Dhuusa-mareeb-(Puntland Post)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu-suna ay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Dhhusa-mareeb,mark ay xalay xarumo badan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha ciidanka badda Puntland oo Bosaso kusoo bandhigay doonyo kalluumaysi...

BOSASO-(Puntland Post) Howlgal ay ciidanka badda Puntland (MPMF) ka fuliyeen inta u dhaxaysa Magaalooyinka Boasso iyo Qandale ayay kusoo qabteen shan doono oo si sharci daro ah uga kalluumaysanayay...

View Article


Xasan xanafi oo maanta la maxkamadeynayo

Muqdisho-(Puntland Post)-Xasan Xanafi xaaji Cabdi salaan oo loo haysto dilalka iyo shirqoollada wariyeyaal badan ayaa maanta lagu wadaa inuu kasoo muuqdo maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Kaalo Nederland oo mashaariic kala duwan ka wada Puntland

Garowe(Puntland Post)-Hay’adda Kaalo Nederland ayaa Mashaariic kala duwan kawada degaanada Puntland, Mashriicdan oo iskugu jira Dhismayaal kala duwan oo muhiim u ah Bulshada iyo kuwo kale oo lagu...

View Article

Gal-mudug oo iska fogeysay ku lug lahaanshaha dagaalkii dhuusa-mareeb

Cadaado-(Puntland Post)-Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Gal-mudug Max’uud aadan Cusmaan (Masagawaay) oo la hadlay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maqleen dagaalka ka dhacay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>