Wasiirkii hore ee arrimaha bulshadda DFS oo lagu soo dhaweeyay Jaamacadda...
GAROWE-(Puntland Post) Madaxda iyo ardayda Jaamacadda BOSASO xarunteeda magalada Garowe ayaa kullan soo dhaweyn ah u sameeyay wasiirkii hore arrimaha bulshada DFS Marwo, Maryan Qaasim waxana sidoo kale...
View ArticleDawladda Imaaraadka Carabta oo ballan qaaday in ay xannibaadda ka qaadayso...
Waxaa maanta magaalada Dubai ka dhacay shir looga wada xaajoonayey sidii dib loogu furi lahaa dhoofka xoolaha Puntland Ee hakadkad ka kujirey muddo saddex bilood ah, Shirkaas oo jewi wanaagsan Ku...
View ArticleMadaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 24-Feb-2016 waxaa siweyn loogu soo...
View ArticleEng.Camay oo ka hadlay shirka arrimaha Soomaaliya ee Turkey
BOSASO-(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa marka uu gaaray magalada Bosaso wax laga waydiiyay shirka Soomaalida ee waddanka Turkey, wuxuna sheegay Puntland...
View ArticleGudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland oo ka hadlay shirkii ganacsiga ee lagu...
Istanbul-(Puntland Post)- gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid ayaa ka warbixiyey shirkii looga hadlayey Ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Maxamed...
View ArticleRa’aysulwasaaraha dalka oo sheegay in 2020-ka ay Soomaaliya ka dhacayso...
Istambul-(Puntland Post)-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in guul uu ku soo dhammaaday shirkii Istanbul,kaasoo looga hadlay marxaladda uu haatan dalku ku jiro,...
View ArticleRaggii dilay Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta la maxkamadeeyay
Muqdisho-(Puntland Post)-Maxkamadda derejada koowaan ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday Lix eedeeysane oo loo haysto dilkii marxuummad Hindiya Xaaji Maxamed Kheyre oo ka tirsanayd...
View ArticleGobalka Karkaar oo laga bilaabay wacyi galin la xiriirta arrimaha deegaanka
Wacyigalintan ku aadan ilaalinta deegaanka ayaa waxa ururka deegaan iyo wasaarada Deegaanka ka fuliyeen degmooyinka Qardho, Waaciye iyo Bayla waxaana uu ahaa mid loo qabtay odayaasha, aqoonyahanka,...
View ArticleIsku soo bax roob doon ah oo maanta lagu qabtay magaalooyinka Puntland
GAROWE-(Puntland Post) Roob doontan oo laga wada sameeyay inta badan magaalooyinka waa weyn ee Puntland ayaa ALLE looga barayay inuu umaddiisa ka dulqaado abaaraha iyo biyo la’aanta laga soo sheegayao...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-Feb-2016 waxaa uu magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kaga qayb...
View ArticleMadaafiic lala beegsaday madaxtooyada oo dad rayid ah laysay
Muqdisho-(Puntland Post)-Ugu yaraan Afar qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay Tobaneeyo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay,markii hoobiyeyaal lala beegsaday madaxtooyada dalka ee Villa...
View ArticleGolaha Wasiirada oo ansixiyey siyaasadda guddiga ammaanka iyo difaaca xeebaha...
Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...
View ArticleSoomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya dhanka ciidamada
Qaahira-(Puntland Post)-Waddamada Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis xagga iskaashiga ciidamada ah,markii ay magaalada Qaahira kulan ku wada yeesheen labada taliye ciidan iyo saraakiil...
View ArticleWaxgaradka Gobalka Nugaal oo maanta baaq u jeediyay Madaxwaynaha Jubbaland
GAROWE-(Puntland Post) Kulan ay isugu yimaadeen Qaar ka Mid ah Odayasha dhaqanka,Waxgaradka,Nabadoonada,dhalinyarada iyo Ganacsatada Gobalka Nugaal ayaa waxay maanta ku yeesheen Magaalada Garowe....
View ArticleGudoomiyaha cusub ee ardayda dugsiga sare Nugaal oo xilkiisii la wareegay
Garowe(PP) Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Nugaal ee kuyaala magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ee ururka ardayda Nugaal iyo gudoomiyaha cusub...
View ArticleWarar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxii xalay ka dhacay nawaaxiga syl ee...
Muqdisho-(Puntland Post)-Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo xalay fiidkii ka dhacay agagaarka Hotelka SYL iyo halka lagu magacaabo Beerta Nabadda, iyadoo qaraxyada ay ahaayeen kuwo gil...
View ArticleKenya oo beenisay hadalkii madaxweyne Xasan Shiikh
Nairobi-(Puntland Post)- dowladda Kenya ayaa si adag ubeenisay hadal uu dhawaan warbaahinta siiyey madaxweyne Xasan Shiikh oo ku saabsana tirada ciidamada Kenya kaga dhintay weerarkii Ceel-cadde. Xasan...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo arday Soomaaliyeed kula kulmey magaalada...
Bursa(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ee waqooyiga galbeed ee...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey Qaraxii Hotel SYL
Muqdisho-(Puntland Post)-maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay dad ku dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Hotelka SYL ay ku dhinteen gudaha Isbitaalka....
View ArticleWasaradda Caafimaadka iyo Hay’adda WHO oo ka shiray wixii la qabtay 2015
GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Caafimaadka Puntland iyo ururka caafimaadka Adduunka ayaa maanta magalada Garowe ku yeeshay shir looga wada hadlayay waxyaabihii wasarada iyo hay’adda xagga caafimaadka...
View Article