Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo dib u eegis ku samaysay mashaariicda Care International

Garowe (Puntlandpost):- Waxaa saaka ka furmay xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland kulan dib loogu eegayo waxqabadka iyo mashaariicda Hay,adda Care International ka fuliso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo ka hadashay deeqdii waxbarashada la helay 6dii sano ee lasoo dhaafay

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta soo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay ardayda Puntland ka heleen 6-dii sano ee u danbaysay dalalka dariska ah iyo kuwa caalamka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HAY,ADDA BIYAHA PUNTLAND OO MAANTA LA WAREEGTAY QALAB

Garowe (Puntlandpost):- Hay,adda Terre Solidali ayaa maanta ku wareejisay hay,adda biyaha u qaabilsan Puntland ee PSAWEYN qalab biyood laga soo iibiyay qaarada Yurub, Waxaana ka gudoomay qalabkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada  Jabuuti  ee caasimadda dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb-galay Salaada Janaasada Ciidamado ku Dhintay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada ciidmado ka tirsan ciimadda qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ku shahiiday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Masar oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka...

Madaxweynaha Wadanka Masar Cabdi Fitaax ACC Ayaa Warqadaha Aqoonsiga ee Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somalia u fadhin Doono Dalka Masar. Mudane Cabdiqani Maxamed Waceys  Safiirka Cusub ee dowlada...

View Article

Mareykanka oo Liiska Argagixiso ku Daray C/qaadir Muumin

Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo...

View Article

Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Kormeerkii Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta,...

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland Abdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl” ayaa komeer baaxad leh ku tagay deegaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo dib u eegtay Mashaariicda Hay,adda Relief International .

Waxaa maanta ka furmay xarunta wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee Puntland shir dib loogu eegayo mashaariicda Hay,adda Relief International ka fuliso deegaanada Puntland, Waxaana kazoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo xirtay xadka bartamaha iyo Koonfurta Somalia

Dowladda Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gebi ahaanba xirtay xuduudaha ay la wadaagto gobolada koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.. Afhayeenka Puntland Cabdullaahi Maxamed...

View Article

Dowlada Somalia oo ku dhawaaqday in weeraro deg-dega lagu qaadayo Al-Shabaab.

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa Maanta magaalada Muqdisho Waxa ay ku yeesheen kulankoodii Qamiislaha ahaa. Shirkaan Golaha Wasiirada ayaa waxaa Shir gudoominayay Ra’isilwasaare ku xigeenka...

View Article

Ganacsade caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo

Waxaa maanta lagu dilay magaalada Galkacyo xarunta Gobolka Mudug ganacsade caan ah oo kasoo jeeday dhinaca Waqooyiga ee ay maamusho Puntland xilli uu ku sugnaa suuq lagu magacaabo Dar-xumo oo ku yaalla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada dalka Gabon oo weeraray xarunta mucaaradka.

Iska hor imaad ayaa ka dhacay dalka Gabon, kadib markii Madaxweynaha xilka haya Cali Bongo lagu dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashadii in kayar lix kun oo cod. Mucaaradka Jean Ping, ayaa sheegay in...

View Article


Ganacsade Caan ah oo Laascaanood Lagu Dilay

Wararka hadda naga soo Gaaraya Magaalada Laascaanood ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi lagu Dilay Ganacsade Maxamed Xirsi Yuusuf oo ahaa Madaxii Xisaabaadka Shirkadda Dahabshiil ee Gobolka...

View Article

Madaxii Ganacsiga Shirkadda Golis Cumar Faaruq oo shil gaari ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa shil gaari ku geeriyooday Madaxii Hoggaanka Ganacsiga ee shirkadda Golis ee Puntland Cumar Ciise Maxamed (Cumar Faaruuq) iyo wiil uu dhalay oo magaciisa la yiraahdo Ciise...

View Article


Qaramada Midoobay oo ka digtay abaaraha ka jira Puntland iyo Somaliland

Qaramada Midoobay ayaa digniin xoogan ka bixisay xaalada abaareed ka jira Puntland iyo Somaliland ka dib markii uu sheegay xafiiska gargaarka QM ee OCHA, inay gaartay xaalada abaartu in dad badan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Daacishta Somalia oo lagu soo bandhigay Baydhabo

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Magaaladaasi Baydhabo Manata lagu soo bandhigay Sarkaalkii Kooxda Daacish u Qaabilsanaa Gobolada Baay iyo...

View Article


Xildhibaan Puntland oo si kulul ugu jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya

Gudoomiye kuxigeenka guddiga arrimaha gudaha baarlamanka Puntland Maxamed Axmed Jaceel ayaa jawaab kulul uga bixiyay shir jaraa,ii d oo uu maanta ku qabtay magaalada Garowe hadal uu sheegay inuu xalay...

View Article

Madaxweynaha DFS oo baaq ka soo saarey geedi socodka doorashooyinka 2016

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay...

View Article

Qaxooti Soomali ah oo ku xayiran Xeryaha Dhadhaab

Qoxoti soomaliyeed o ku sugan xereda qoxootiga ee Dha dhaab ayaa ku go,doonsan  Dhagaxley ooka tirsan Dha Dhaab qoxootigan ayaa dib loogu celin lahaa gudah wadanka somaliya . Arinkaa ayaa yimid kadib...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>