BOOSAASO: W/Maaliyada Puntland oo tiro kamid ah shaqaaleheeda usoo xidhay...
Boosaaso: (pp)- Waxaa maantay oo taariikhdu tahay March 21 -2013 loogu soo gaba gabeeyey saminaar mudo ka socday Hoolka weyn ee Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Bosaso , saminaarkaas oo loo qabtay...
View ArticleGAROOWE: Wafti UN-ka ka socda oo Garowe yimid (Warbixin iyo Sawiro)
Garoowe: (pp)- Wafti ka socda guddiga qiimeynta shaqada Qaramada Midoobey ee Somalia ayaa maanta soo gaarey magaalada Garowe , waxayna kulan la qaateen Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxman Shiikh...
View ArticleNAIROBI: Caalamka oo ka shaqeeyey in Puntland iyo Somaliland ka wada...
Nairobi: (pp)- waxaa maanta heshiis ku saabsan iskaashiga la dagaalanka Argagixisada ku wada saxiixdey Magaalada Nairobi xubno kala matelayey Puntland iyo Somaliland ka dib kulan dhowr cisho socdey oo...
View ArticleGALGUDUUD:Xili roobaadka Guga, oo kacurtay gobalka Galguduud
Galguduud: (PP)_Xili muddooyinkii ugu dameeyay ay kajireen goobo katirsan gobalka Galguduud abaaro xoogan oo saamayn kuyeelatay dadka iyo duunyada kunool gobalkaasi ayaa waxaa saacadihii ugu dameeyay...
View ArticleBOOSAASO: Waxgaradka iyo Aqoonyahaniinta Beesha Absame ee kunool Boosaaso oo...
Boosaaso: (PP)_Shirkaan oo ahaa mid lagu taageerayay dhismaha maamul gobaleedka Jubbaland oo ay qaban qaabadiisu kasocoto Magaalada kismaayo, ayaa waxaa soo abaabulay waxgaradka iyo aqoonyahaniinta...
View ArticleGAROOWE: “93% Biyuhu kuma haboona isticmaal” Xuska maalinta biyaha adduunka...
GAROOWE: (PP)_Xuska maalinta biyaha adduunka ayaa maanta lagu qabtey Magaalada Garowe, oo ay ka soo wada shaqeeyeen Hay,addaha kala ah, PSWEN, Unicef, Care, IRC, EU,Waxaana kasoo qeyb galey xubno ka...
View ArticleGAROOWE: Roobabkii Guga oo ka curtey deegaano ka tirsan dhulka Puntland...
Garoowe: (pp)- Roobabkii Guga ayaa ka da,ay qeybo ka mid ah Puntland sida deegaano ka tirsan gobolka Nugaal iyo Sool, waxaana ka mid ah deegaanada ka tirsan gobolka Sool ee roobabkani ka da,een...
View ArticleGAROOWE: Gawaari maanta la guddoon siiyey ciidanka Asluubta Puntland (Sawiro)
Garoowe: (pp) - Hay’adda UNDP ayaa labo baabuur ku wareejisay taliska ciidanka Asluubta Puntland, waxaana xaflad gawaaridan lagu wareejinayo kasoo qeyb galay Madaxa xafiiska UNDP ee Garoowe Koen...
View ArticleGAROOWE: Hay,adda Manhal ayaa maanta soo gabo gabeysay mashruuc daaweyn ah oo...
Garoowe: (pp)- Munaasabad lagu soo gabo gabeynayey barnaamijkan ayaa maanta lagu qabtey Isbitaalka ay ku jiraan dadka dhimirka la,a ee magaalada Garowe, iyadoona ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ay ka...
View ArticleGAOOWE: Isku shaandeyn Lagu sameeyey qeybo ka tirsan Booliska Puntland (Sawiro)
Garoowe: (pp)- Taliska ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta soo saarey wareegto isku shaandeyn loogu sameynayo hogaamada saadka, waaxaha canshuuraha Beriga iyo Taliyayaasha qeybaha gobolada Puntland....
View ArticleGAROOWE: Baarlamaanka Puntland oo ka doodaaya xeerka doorashooyinka(Sawirro)
Garoowe: (PP)- Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta baarlamaanka Puntland ku yeesheen xarunta shirarkooda,ayaa waxaa ka qayb galay madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole iyo xukuumadiisa. Inkastoo...
View ArticleMUQDISHO: Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo booqday lana dardaarmay Ciidanka...
Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Mudane Xasan Shiikh ayaa kormeer guud ku tagay Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Banaadir gaar ahaan...
View ArticleKISMAAYO: Shirarkii maamul u samaynta Jubbooyinka & Gedo oo Si habsami leh u...
Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxaa si habsami leh uga socda shirkii maamul usamaynta gobolada Jubbooyinka & Gedo, iyadoo shirkaas aý maanta soo xaadireen ergooyin...
View ArticleKISMAAYO: Wafdi horudhac ah oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano oo...
Kismaayo: (pp)- Wafdi ballaaran oo horudhac u ah wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, Xildhibaano, iyo...
View ArticleGAROOWE: Hay,adda SFS oo maanta tababar u furtey qaar ka mid ah haweenka...
Garoowe: (pp)- Hay,adda Somali Family Services oo kashanaysa hay,adda UNHCR & Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer miyiga Puntland ayaa tababar u qabatey 35 ka tirsan...
View ArticleKISMAAYO: Wasiirka Gaashaandhigga oo galabta kormeeray xerooyin Ciidan oo ku...
Kismaayo: (pp)- Wasiirka gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku...
View ArticleDOOXA: Xasan Sh. Maxamuud oo ka degay Qadar (Sawiro)
Dooxa: (pp) - Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka...
View ArticleBOOSAASO: Dhakhaatiir ajnabi ah oo hawlo caafimaad kawada Isbitaalka Boosaaso...
Boosaaso: (PP)_ Isbitaalka Guud ee magaalada Boosaaso waxaa maalintii 4-aad kasocota hawlo caafimaad oo ay fulinayaan dhakhaatiir ajnabi ah oo u kala dhasahay qaarkamid ah dalalka qarada Africa...
View ArticleKISMAAYO:Ra’isal wasaare Saacid oo maanta Gaaray Magaalada Kismaayo
Kismaayo: (PP)_Ra’isal wasaare Saacid iyo wafdi ballaaran oo lasocda ayaa barqanimadii saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, waxaana siwayn garoonka diyaaradaha ee magaalada...
View ArticleGAROOWE: Wafdi uu hogaaminayo Ambassador James Swan oo maanta Garoowe soogaaray
Garoowe: (PP)_Waxaa maanta soogaaray magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland wafdi ballaaran uu horkacayo Ergayga dowladda Maraykanka uqaabilsan arimaha soomaaliya Somalia Ambassador James...
View Article