Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Gaas oo goordhow kasoo tagi doona Bosaso

Bosaso-(Puntlandpost)- Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwlai Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kasoo tagi doona garoonka magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari. Gaas iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suudaan oo laga furay Shaybaarka dambi baarista bariga iyo bartamaha Africa

Khartuum-(PuntlandPost) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay ka qaybgalay furitaanka shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Afrika, iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISLAAN MAXAMED ISLAAN MUUSE AHUN – Shakhsi Taariikhda Galay

Marka laga hadlayo taariikhda degaanadda hadda loo yaqaan Puntland waxaa jira dad badan oo marka la xusuusto si mug leh loo dareemo dowrkii ay ku lahaayeen bulshada dhexdeeda markii ay noolaayeen, lana...

View Article

Shir lagu go’aaminayo nooca doorasho ee dalka oo mar kale la qaban doono

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in guula laga gaaro shirarka wadatashiga qaran ee looga hadlayo nooca doorasho ee Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii  ballaarnaa oo uu hoggaaminayey  oo ka koobna  labada gole ee Dawladda iyo xubno metelaya ururada bulshada rayidka ah  ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan sheekh oo markii ugu horreysay qaabbilay danjire Michael Keating.

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay maanta qaabbilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay arrimaha...

View Article

RW Cumar Cabdirashiid oo ka qayb galay kulan looga hadlayey Fadaraalka

Muqdisho-(Puntlandpost)-Ra’iiusl wasaaraha dowladda fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Fadaraalka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa sido...

View Article

Shir lagu soo xulayo baarlamaanka Hiiraan iyo Sh/dhexe oo maanta ka furmaya...

Jawhar-(Puntlandpost)-Magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe waxaa maanta ka furmaya wajigii labaad ee Shirka maamul usamaynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Shirka la filayo inuu furmo...

View Article


Suxufi waraystay nin dad qal ah oo lagu xiray Burco

Burco-(Puntland Post)-Ciidamada ammaanka gobolka Togdheer ayaa xabsiga dhigay wariye C/maalik Muuse Coldoon iyo sawir qaade magaciisa lagu soo koobay Diiriye,kuwaasoo ka mid ah suxufiyiinta ka howlgala...

View Article


Somaliland arrests journalist after interviewing alleged cannibal

Hargeisa-(Puntland Post) – Security forces in the northern Somalia breakaway region of Somaliland have arrested a journalist following an interview with a man allegedly arrested for cannibalism last...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo xoojinaya taakulaynta ciidanka xoogga dalka Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dalka Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Taliyaha Ururka midowga Yurub General; Antonio Maggi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaarihii hore Somalia oo la kulmay madaxda Machadka Soomaaliyeed...

Garowe-(Puntlandpost) Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya, mudane Cabdiweli Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin qayb ka ah madasha midnimadda iyo dimoqraadiyadda...

View Article

Xildhibaan Cabdi Barre ”Soomaaliya maanta waxay ku socotaa haadaan daloosha”

Garowe – (Puntland Post) – Tan iyo markii uu burbur ku soo dhamaaday wadatashigii madaxda Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo, ayaa waxaa soo baxaya aragtiyo kala duwan oo iftiimanaya halka uu ku...

View Article


Beesha caalamka oo rajo ka muujisay doorasho ka dhacda Soomaaliya

New York-(Puntland Post)-Beesha caalamka ayaa sheegtay iney rajeyneyso in madaxda Soomaalida ay si deg deg ah isugu raacaan heshiis loo dhan yahay,isla markaana ay go’aan ka gaaraan nooca doorasho ee...

View Article

Vacancy: National Consultant for Child Protection at Ministry of Women...

The post Vacancy: National Consultant for Child Protection at Ministry of Women Development and Family Affairs- Puntland Somalia appeared first on Puntland Post.

View Article


Dowladda Kenya oo sheegtay inay laysay tiro badan oo Al-shabaab ah

Nairobi-(Puntland Post)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in 53 dagaalyahan oo 10 ka mid ah ay ahaayeen saraakiil sare sare lagu dilay howl gallo milateri oo ay ka sameeyeen dalka Soomaaliya, kaasoo lala...

View Article

At least 21 dead in Taliban attack on Pakistan university

Islamabad-(Puntland Post)-At least 21 people died in an armed assault on a university in Pakistan Wednesday, where witnesses reported two large explosions as security forces moved in under dense fog...

View Article


Jaamacad ku taalla Pakistaan oo la weeraray

Islamabad-(Puntland Post)-Ku dhowaad labaatan qof oo u badan macallimiin iyo arday ayaa ku geeriyootay weerarka lagu qaaday Jaamacad ku taalla dalka Pakistaan oo ay dhigtaan 3000 qof. Ciidamada Amniga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntland oo ku baaqday in la caawiyo dadka...

Garowe-(PuntlandPost) Gudoomiyaha ururka haweenka Puntland iyo masuuliyiin ka tirsan hay’adda daryeelka bulshadda ayaa booqasho ugu tagay qaar ka mid ah dadka naafada ee ku nool kaamka barakacayaasha...

View Article

Xuska soo dhaweynta markii la qoray Afka-Somalia oo Muqdisho ka socota

Muqdisho-(PuntlandPost) Dabaal-dega xuska 43-guuradii kasoo wareegtay markii afka-Somaliga la qoray ayaa weli ka socota magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoona lagu wado maalinta beri (Khamiis)...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>