Dhisme xarun waxbarasho oo laga bilaabay tuulada Dhinowda ee Gobolka Nugaal
Garowe (Puntland Post):- Maamulka Degmada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal ayaa maanta ka bilaabay magaalo xeebeedka Dhinoowda ee Gobolka Nugaal dhismaha xarun waxbarasho oo loogu tala-galay dugsiga...
View ArticleJamacada Muqdisho Oo Arday Cusub Oo Waxbarashada Jamacada Bilabaysa Soo...
Jaamacadda Muqdisho Faraceeda Magaaladda Boosaso ayaa maanta Xaflad soo Dhaweyn Ah U sameysay arayda cusub ee jaamacada ku soo biirtay sanadkaan. Xaflada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maamulka,...
View ArticlePuntland oo goor dhow ku dhawaaqaysa xubnaha aqalka sarre ee Soomaaliya
Garowe (Puntland Post):- Waxaa laga dareemayaa magaalada Garowe dhaq dhaqaaqyo loogu diyaar garoobayo magacaabida xubnaha Puntland u matalaya Aqalka sare ee Barlamaanka Dowlada Federaalka...
View ArticleKulan looga hadlayey tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo Garoowe lagu...
Waxaa maanta magaalada Garowe lagu qabtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan mashruuca lagu tayaynayo shaqaalaha dowladda Puntland ee uu taageerayo Bangiga Adduunka. Shirka oo hal maalin socoday ayaa...
View ArticleErgada shirka Jowhar oo Ansixisay Magaca iyo calanka Maamulka Hiiraan iyo...
Kulan ay isu yimaadeen xalay Jowhar Eergada shirka mamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaarada Arimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya waxay ku soo bandhigtay magacyo ku...
View ArticleMusharaxiinta Kaine iyo Pence oo dood kulul dhexmartay
Labada musharax ee u taagan jagada madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo kala ahTim Kaine oo ka socda xisbiga dimoqraadiga iyo Mike Pence oo xisbiga jamhuuriga ka socda ayaa xalay isku wajahay dood...
View Article6 Ruux oo isku Qooys ah oo ku Dhimatay Madaafiic ay Tuureen Ciidamada AMISOM
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Madaafiic ay Tuureen Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ee ku sugan Gobolkaas ayaa sababtay dhimashada dad shacab ahaa. Mid kamid ah...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo ku baaqay in la qayb qaato abaaraha ka jira...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 05-October-2016 kulan uu kula qaatay Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe dhammaan Hay’adaha samefalka ee ka...
View ArticleWasiirka Qorsheynta Puntland oo la kulmay saraakiil ka socota World Bank
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dowlada Puntland Dr Shire Xaaji Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socota bangiga adduunka oo...
View ArticleGarowe oo looga dhawaaqay jadwalka doorashada Puntland
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu daahfuray magaalada Garowe Jadwalka doorashooyinka asxaabta badan ee Puntland , waxaana ka qeyb galay munaasabad lagu daahfurayo Madaxweynaha Puntland...
View ArticleAgaasimaha Astaynta iyo Maamul wanaaga Puntland oo rajo ka muujisay...
Garowe (Puntland Post):- Wareysi uu maanta siiyay Puntland Post Agaasimaha Xafiiska maamul wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa dowladda Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayuu saadaal wanaagsan...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo xustay maalinta macalinka
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo kaashanaysay bahwadaagteeda ayaa maanta qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta macalinka oo sanad walba ku...
View ArticleItoobiya iyo Djibouti oo furay Tareen casri ah oo isku xiraya labada Dal
Waxaa markii ugu horreeyay la furay Tareen koronto ku shaqeynaya oo isku xiraya dalalka Itoobiya iyo Djibouti, kaas oo fududeyn doono safarka labada dal iyo ganacsiga. Tareenka ayaa waxaa uu ku ordi...
View ArticleDad lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Mandera dalka Kenya
inta la xaqiijiyay 6 Qof ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay ka geysatay magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya. Saraakiisha Booliska...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socdey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 October, 2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan...
View ArticleIssimada iyo Keating oo maanta la kulmay haweenka Puntland
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland oo ay wehliyaan haweenka musharaxiinta ee u tartamaya kuraasta aqalada Baarlamanka Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta...
View ArticleMusharax Jibriil Cabdulle oo maanta Garowe si weyn loogu soo dhaweeyay
Garowe (Puntland Post):- Musharax Jibriil Ibraahim Cabdule oo ah musharax u taagan Madaxweynaha Soomaaliya 2016 ayaa maanta si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda...
View ArticleWar-murtiyeed” Shirka Xukuumadda Puntland oo looga hadlay qodobbo dhawr ah
The post War-murtiyeed” Shirka Xukuumadda Puntland oo looga hadlay qodobbo dhawr ah appeared first on Puntland Post.
View ArticleMusharax Cali Xaaji iyo Faroole oo si adag ula hadlay Danjire Michael Keating
Garowe (Puntland Post):- Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa kulamo kala duwan la qaatay Madaxda...
View ArticleDagaal u dhaxeeyo Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka socda
Wararka Puntland Post Ay ka heleeyso magaalada Galakacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi waabarigii saakay uu ka dhacay Dagaal dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa...
View Article