Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo wasaraddo kormeeray maanta (Sawirro)
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Deegaanka ,Duurjoogta iyo Dalxiiska ,Wasaarada Cadaalada Arimaha...
View ArticleWasaaradda Duulista iyo Garoomada Puntland oo ka Hadashay Qaybtii u Horraysay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Garoomada iyo Duulista hawada sare ee Puntland Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr oo shir Jaraa’id ku Qabtay Garoonka diyaaradaha ee Bosaso ayaa sheegay in Qaybtii u horraysay...
View ArticleBosaso oo markii ugu horeysay laga furay shirkad ka shaqeyndoonto dayactirka...
(PP Bosaso )Mas’uuliyiinta katirsan dowladda Puntland oo kamid ahaayeen Xubno katirsan Golaha xukuumada , Maamulka Dagmada Bosaso , Gancsato iyo Odayaal dhaqameed ayaa maanta ka qeyb galay Magaalada...
View ArticleUK probes Soma’s local ties
Corruption investigators are looking in the British oil company’s payments to individuals within the oil ministry A secret financial report, seen by Africa Confidential, claims that the British company...
View ArticleXasan Maxamed Ciise (Goodir) oo ku dhowaaqay inuu u taagan yahay duqa degmada...
Garowe(PP) Xasan Maxamed Ciise oo loo yaqaano Xasan Goodir oo ah ganacsade reer Puntland ayaa maanta oo isniin ah ku dhowaaqay inuu yahay murashax utaagan gudoomiyaha gollaha deegaanka Garowe. Murashax...
View ArticleWasiirka Caafimaadka oo kormeerey qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee Mudug...
Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo uu hoggaaminayey Wasiirka Caafimaadka Cabdinaasir Xuseen Cuuke ayaa kormeeray qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee gobollada Nugaal iyo Mudug....
View ArticleXasan Goodir oo xilka la wareegay.
Garowe(PP):Duqa Cusub ee Garowe ayaa maanta xilka kala wareegay Siihaya xilka duqa Garowe Axmed Siciid Geele,waxaana kasoo qayb galay,r,Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo la wareegtay Iskuulka Xamdaan Bosaso...
Garowe(PP):Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegtay Iskuulka Xamdaan Binu Raashid ee magaalada Boosaaso,kaasi oo ay maamulaysay Hay’adda Sheekh...
View ArticleCumar”Beesha caalamka ayaan kala kaashanayna dib udhiska Ciidamo Qaran”
Muqdisho(PP):Dowladda Fadaraalka Soomaliya waxay sheegtay in tayeynta Ciidamada kala kaashanayso Beesha caalamka,islamarkaana dowladdu waxay wadaa qorshe laysugu dhafayo ciidamada dowladda iyo kuwa...
View ArticleOdayaal ka socda Jubbaland oo Gaalkacyo yimi
Garowe(PP): Maamulka Jubbaland ayaa ka qayb qaadanaya xalinta daagaalka ka socda deegaanada Cagaarane iyo Qorilay oo katirsan gobolada Sool iyo Mudug kuwaas oo mudo ku dhow 10 sano dirir colaadeed...
View ArticleSheekh Bilaal Philips oo la kulmay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraca...
Garowe (PP) Kulankan wuxuu ka dhacay Madasha Shirarka ee Jaamacada waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socday Dowladda, Maamulka, Macalimiinta iyo dhamaan ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraca...
View ArticleXubno ka tirsan amniyaadka Al-shabaab oo lagu qabtay Bakool
Xudur-(PP)-Guddoomiye ku xigeenka degmada Xudur ee gobolka Bakool Axmed Cabdi Aaden ayaa sheegay inay ciidamada dowladda qabteen xubno ka tirsanaa guutooyinka dilalka qorsheysan ee amniyaadka Ururka...
View ArticleMu’asasada Al-Minhaaj Oo Qalab lagu tababaro Maxaabiista ku wareejisay...
Bosaaso(pp)Mu’asada Al -Minhaaj ee dacwada iyo hormarinta ee puntland ayaa ku wareejisay Maamulka gobolka Bari iyo kan jeelka weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari qalab loogu talagalay in...
View ArticleDhismaha Garoonka diyaaradaha Bosaso oo heer gabo-gabo ku dhow (Sawirro)
Bosaso(pp) Waxaa heer gabo-gabo ah maraya dhismaha garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, kaasoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socotay shaqo aad u culus. Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa la sameeyay...
View ArticleXafiiska difaacaha xaquuqda aadanaha Puntland oo cambaareeyay xarrigii Jaamac...
Garowe(pp) Xafiiska difaacaha xaquuqda aadanaha ee Puntland ayaa qoraal kasoo saaray xariiga Khamiistii lasoo dhaafay magalada Garowe loogu gaystay wariye Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ka tirsan...
View ArticleMagalada Kismaayo oo laga dhigayo Saldhiga Ciidanka Booliska Jubbaland (Sawirro)
Kismaayo(pp) Madaxwayne ku xigeenka labaad ee mamulka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Luga-dheera oo ay waheliyaan wasiirka arrimaha bulshada iyo arrimaha gudaha Jubbaland ayaa maanta dhagax dhigay...
View ArticleAmid tension, Hiiraan governor flown to Mogadishu for criminal inquiry
B/weyne-(PP)-The governor of the central Somali region of Hiiraan has been flown to Somalia’s capital as the government opened a criminal inquiry related to the killing of a UN employee last week,...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo Agaaasime cusub u magacaabay Hay’adda Daryeelka bulshadda
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa agaasime cusub u magacaabay Hay’adda Daryeelka bulshada ka dib warqada magacaabista oo goor dhawayd lasoo gaarsiiyay...
View ArticleDagaalkii Gaalkacyo ka socday oo istaagay iyo dad badan oo ku dhaawacmay...
Gaalkacyo(pp) Dagaalkii u dhaxeeyay ciidanka Puntland iyo maleeshiyo hubaysan oo kasoo jeeda Galmudug ayaa istaagay, waxaana lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen labada dhinac dad ku dhow kontan qof...
View Article