Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Caafimaadka Puntland oo la xisaabtamaysa Hay’adda World Vision...

Garowe(pp) Hoolka shirarka wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah waxaa ka furmay shir labo maalmood soconaya ay wasaraddu kula xisaab-tamayso Hay’adda World Vision oo...

View Article


War Saxaafadeed: Kulanka Wadatashiga Qaran ee Hindise Sharciyeedka...

Muqdisho November 23, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa soo gunaanaday wadatashi heer Qaran oo socday saddex maalmood kaasi oo looga tashanayay Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka...

View Article


RW Cumar oo xilka ka qaaday labo wasiir

Muqdisho(PP):Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis...

View Article

Waa sidee xaalada saaka magalada Gaalkacyo?

Gaalkacyo(pp):Xaalada magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa degan maalintii labaad ka dib dagaal waddo la dhisayo ka bilowday oo dhexmaray maleeshiyo Galmudug kasoo jeeda iyo ciidanka Puntland....

View Article

Isbeddel kooban oo lagu sameeyey golaha Wasiirrada Soomaaliya

Muqdisho-(PP)-Ra’aysul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa is beddel kooban iyo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiirrada,iyadoo tallaabadanna uu oggolaaday madaxweyanaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda PAK oo la wareegtay qaybta Hooyada iyo dhalaanka Isbitaalka Kismaayo...

Kismaayo(pp) Hay’adda la yiraahdo PAK ayaa la wareegtay qaybta hooyadda iyo dhalaanka Isbitaalka magalada Kismaayo, ka dib munaasibad shalay lagu qabtay magalada Kismaayo oo lagu daahfurayay labo...

View Article

Shirka horumarinta warbaahinta Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho-(PP)-Waxaa maanta si rasmi ah ugu furmay magaalada Muqdisho shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galeen  wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo...

View Article

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Somalia oo kormeeray xarumo ku yaala Kismaayo...

Kismaayo(pp) Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed oo shalay soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray xeryaha ciidamada ee nawaaxiga magaalada Kismaayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Hey’adaha Qaramada Midoobay Kala Hadlay...

Kulankani Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cuamr Carte Qaalib uu la qaatay mas’uuliyiinta hay’addaha qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha bini’aadanimada ayaa looga hadlayay dar-gar...

View Article


Reer guuraa iyo koox ka tirsan Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Geddo

Kismaayo(PP):Xoolo dhaqato iyo koox katirsan Alshabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Warguduudo oo ka tirsan degmada Ceelwaaq oo Dhanka bari 70km ka xigta. Wararka uu helayo Puntlandtodaya ayaa sheegaya...

View Article

Mamulka Degmada Eyl oo beeniyay in xeebta lagu lagu afduubay Doon (Dhagayso)

Garowe(pp) Mamulka Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in koox Burcad badeed ah dooni ku afduubteen xeebta degmadaasi. Muuse Cismaan Yuusuf oo ah duqa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Bariga Afrika oo Yeelatay Hay’ad u gaar ah (Sawirro)

Garowe (PP) barnaamijkan oo ka dhacay Xarunta Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Garowe wuxuu ahaa mid lagu daah furayay Hay’ada ay si gaar ah u leedahay Jaamacadda Bariga Africa taasoo dabooli doonta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro+Codad:- RW Sharma’arke oo siweyn loogusoo dhoweeyey...

Madaxweynaha Dawladda Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Axmed Cali...

View Article


Job Vacancy – FORUMSYD.Org Position: Programme Officer, based Garowe, Puntland

View Article

Kismaayo oo laga hirgelinayo ciidamada madaniga

Kismaayo-(PP)-Hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa magaalada Kismayo ka billaabay hindise lagu dhisayo ciidamo madani ah oo ka barbar shaqeeya booliska gobolka,iyadoo ay tallaabadaasi soo...

View Article


Community policing initiatives set to start in Kismayo

Kismaayo-(PP)-Authorities in Kismayo have welcomed an initiative by the Police component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), to commence community policing progams in the region. A...

View Article

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay inay dileen xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Maxaas-(PP)-Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegtay inay laayeen sagaal xubnood oo ka tirsan dagaal yahannada Al-shabaab.   Laba Xiddigle, Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda PDRC oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka Gaalkacyo, nabadda fursad...

Garowe(pp) Hay’adda horumarinta Cilmi-baarista Puntland (PDRC) ayaa maanta oo Isniin ah soo saartey baaq ku wajahan xiisada ka taagan magalada Gaalkacyo, taasoo u dhaxaysa Puntland iyo Gal-Mudug....

View Article

Wararkii ugu danbeeyay Gaalkacyo, Gaas iyo Madoobe oo lasoo dhaweeyay

Gaalkacyo(pp) Wararka uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashiid Cali Sharmarke uu Koonfurta Gaalkacyo kula kulmey madaxwaynaha Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro+Codad:- Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefd Ballaadhan...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 30-Nov-2015 lagu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Weftiga...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>