Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Magaalada Oslo oo lagu qabanayo xaflad taageerayo hogaanka cusub ee...

JAALIYADA JUBALAND EE NORWAY WAXAA DADWEYNAHA KU NOOL OSLO IYO HAREERAHEED LA OGAYSIINAYAA INAY KA SOO QAYB GALAAN XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DOORASHADA HOGAANKA CUSUB EE DAWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoosh oo loogu wargeliyey in Kismaayo aysan Cayaar oolin , kana dabcay...

Xildhibaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah Xildhibaananada ku sugan magaalada Kismaayo oo maalmihii la soo dhaafay qas iyo been abuur ka waday Idaacadaha , isla markaana lagu eedaynayo inuu ka mid ah...

View Article


Garowe: Madaxweyne Faroole oo Kenya u duulay

Garowe (PP): Waxaa manta barqanimadii magaalada Garowe ee Xarunta Puntland ka duulay madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Wararka ka soo baxaya madaxtooyada Puntland ayaa...

View Article

Garoowe: Puntland oo uga digtey Gen Cade Muuse ololaha uu uga soo horjeedo...

Garoowe: (pp)- Wasiirka Warfaafinta Dowlada Puntland oo maanta shir jaraa,iid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ku eedeyey Gen.Cade Muuse Puntland inuu ka wado qalalaase siyasadeed iyo nabadgelyo xumo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh oo u socdaaley Dalka Jaban,...

Muqdisho: (pp)- Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamed ayaa ka dhoofey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International, waxaana sida la sheegey waftiga Madaxweynuhu kusii...

View Article


Kenya: Madaxweynaha Faroole iyo Wafti uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey...

Nairobi: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole iyo Waftigii uu hogaaminayey oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen Cabdulaahi Axmed Jaamac (ilko-jiir) ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Shir Jubalanad lagu taageerayay oo Bossaso lagu qabtey (Sawiro)

Boosaaso: (pp)-  Shir ey soo qaban-qaabsheen Bulshada Reer Bossaso oo ujeedadiisu aheyd Taageerada loo hayo Jubalanad, Iyo Fariin loo gudbinayay Dowlada Soomaaliyeed/ Madaxweyne Hassan. Ugu horeyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Saxaafadeed: Dowlad Federaalka Soomaaliyeed oo ku fashilmatay tixgelinta...

ixraax: PDF/011154 Taariikh: May 28,2013 www.puntlanddiaspora.org mediarelations@puntlanddiaspora.org Dowlada Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay ku timid wada-tashi, wada-shaqayn iyo iskaashi dhexmaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu dhoweeyey Nairobi (Daawo Video)

Nairobi: (pp)-  Madaxweynaha Puntland Dr, C/raxmaan Faroole, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi, isagoo waqti aad u dheer  ay ku sugayeen guddaha Airporka Jomo Kenyata Airport,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Madaxweynha Puntland oo Nairobi kula kulmay Diblumaasiyiinta...

Nairobi: (pp)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan  Maxamed Faroole ayaa soo dhoweyn diiran kaddib kula kulmay Caasimada dalka Kenya ee Nairobi  masuuliyiin isugu jira dublumaasiyiinta dalalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Siyaasada Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud- Bur-bur mise Barwaaqo?

Horddhac Ilaa iyo wakhtigii la yagleelay waxaa ay dowlada federaalka soomaaliya ka dhamaan la`dahay dood mar walba sii dheeraaneysa oo ku saabsan qaabka uu dhismaha qaranku yeelan doono. Waxaana la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Dowlada Kenya oo la xisaabtamaysa rag siyaasiyiin ah, oo...

Warar sugan oo Puntlandpost soo gaaraya ayaa sheegaya in dowlada Kenya ay  sirdoonkeedu ogaadeen in niman siyaasiyiin ah oo dhalashadeeda hayta ay Muqdisho ay ka wadaan qas ka dhan ah howlaha  ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Wasiirka arrimaha guddaha Puntland oo sheegay in Kenya hadii ay...

Nairobi: (pp)- Wasiirka arrimaha Guddaha dowlada Puntland Gen. C/laahi  Ilkajiir oo xalay magaalada Nairobi ugu waramay shacabka  iyo aqoonyahanka , kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland ayaa ku hanjabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yokohama: Japan oo soo xirtey shirkii lagaga hadlayey Arrimaha Somalia, Sawiro.

Yokohama: (pp)- Shirkii gaarka ahaa ee looga hadlayey arimaha Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Yokohama ee dalka Japan. Dowlada jaban ayaa shirka qabashadiisa door muhiim ah ka siisey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadaha Bosaso University iyo Galkaacyo University oo xaflado sagootin ah...

Jaamacadaha Bosaso University iyo Gaalkacyo International University ayaa maanta xaflado kala duwan oo qalin jabin ah ugu sameeyey magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo arday dhameysatey heerka kowaad ee...

View Article


Kismaayo : Ciidamo ka socda wadanka Sierra Leone oo Kismaayo tagey.

Kismaayo: (pp)-Wararka aanu ka helayno magaalada Kismaayo Xarunta KMG ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in Ciidamo ka socda dalka Sierra Leone oo qayb ka ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobi: Xaflad balaaran oo Nayroobi loogu sameeyey Madaxweynaha Puntland iyo...

Nayrobi: (pp)- Jaaliyada Somalida ee ku nool wadanka Kenya ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed iyo wafti Puntland oo uu hogaaminayo oo...

View Article


War Deg Deg ah: Kismaayo oo la weerarayo (Warbixin)

Warar sugan oo si sir ah lagu helay ayaa sheegaya in Wafdigii Kismaayo ka tegay ay ahaayeen kuwo u shaqaynayey si sirdoon ah , waxaana wararku aan helayno ay sheegayaan in raga Wasiirada ahaa ee...

View Article

Laascaanood: Waraabe Wiil 4 sano jir ah ku cuney Gobolka Sool.

Laas-caanood: (pp)- Wiil yar oo afar sano jir ah ayaa xalay dhurwaa uu ku cuney tuulada la yiraahdo Adhi-cadeeye oo 30-Km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed;- Beenin Warsaxaafadeed lagu soo saarey Magaca PDF-Demark

Ururka Qurba Joogta Puntland ee Demark waxay iyagoo ka xun ka raaligalinayaan Bulshada iyo Dowlada Puntland warsaxaafadeed lagu been abuurtey Magaca Ururka oo uu soo qorey Shaqsi gaara oo ka been...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>