Maalinta Afka hooyo oo Garowe laga xusay (Dhagayso)
Garowe(pp) Inkastoo waqtigii loogu talo galay xuska maalinta afka hooyo ay ka dib dhacday hadana guddiga arrintaasi Puntland u qaabilsan ayaa maanta Garowe ku qabtay kulan lagu xusayo maalintaasi oo ku...
View ArticleDowladda Somalia oo walaac ka muujisay shirarka Baydhabo ka socda(War murtiyeed)
WAR MURTIYEED Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u xilsaarantahay hirgelinta iyo taabagelinta Federaalaynta dalka si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda maamul u samaynta gobolada iyo...
View ArticleAfhayeenka Baarlamaanka oo magacaabay xoghayaha baarlamaanka (Sawirro&Cod)
Garowe(pp) Afhayeenka gollaha wakiiladda dowladda Puntland Siciid Xasan Shire ayaa warqad kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay xoghayaha guud ee baarlamaanka ka dib markii xoghayii hore uu ka...
View ArticleBaydhabo:Madoobe Nuunow oo loo doortay madaxwayna mamul lix gobal ka kooban...
Baydhabo(pp) Maalmihii ugu danbeeyay magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay waxaa ka socday labo shir oo labo mamul oo kala duwan lagu dhisayo. Madoobe Nuunow oo baarlamaankii hore ka tirsanaa ayaa loo...
View ArticleXaduudaha Gobalka Mudug oo si wayn loo adkaynayo iyo ciidan faro badan oo ku...
Gaalkacyo(pp) Dowladda Puntland ayaa ciidan faro badan oo iskugu jira badda iyo bariga u diraysa saacadaha soo socda Gobalka Mudug si loo adkeeyo xaduudaha iyo ammaanka magalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha...
View ArticleStatement by the UN Special Representative for Somalia on the state-building...
Mogadishu, 3 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, is closely monitoring developments in Baidoa, including the outcome of today’s conference,...
View ArticleCabdiwali Shiikh oo la kulmay RW ku xigeenka Iskutaga Imaaraadka Carabta
Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna...
View ArticleWasaradda caafimaadka oo kormeer ku samaysat habka ay tallaalka shanta bari u...
Garowe(pp) Masuuliyiinta wasaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa dabagal ku haya habka uu u socda tallaalka maalmaha caafimaadka caruurta oo labo bari ka hor lagu daah furay magalada Garowe....
View ArticleWakiilka Shirkada Shulman Rogers C/casiis Giyaajo oo u hanjabay Yusur Abraar
Kadib qoraalkii ay daabacday wakaalada wararka ee Reuters laba isbuuc ka hor kuna saabsanaa musuq maasuqa dawlada iyo iscasiladii gudoomiyihii hore bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yusur Abraar ayaa...
View ArticleGo’aamo kasoo baxay Aqoon is-waydaarsi la xariira Tayaynta Jaamacaddaha...
Garowe(pp) Waxaa galabta hoolka shirarka Hotelka Newrays ee magalada Garowe kusoo dhamaaday Aqoon iswaydaarsi saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay u socday wasaradda waxbarashada iyo masuuliyiinta...
View ArticleMuqdisho: Gudomiyaha cusub ee G/Banaadir oo xilka la wareegay (Sawirro)
Muqdisho: 04-Mar-2014– Xaflada Xil wareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay xarunta KMG ah ee maamulka Gobolka...
View ArticleDr.Gaas ”Somalia sanad kasta magaceeda malaayiin doolar ayaa lagu cunaa...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in magaca umadda Soomaaliyeed sanad kasta lagu cuno malaayiin doolar oo aan Puntland waxbana kasoo...
View ArticleQoyska Marxuum Axmed Cabdilahi Farole oo canbaareeyay dilkii ay Kooxda...
Garowe(pp) Qoyska reer Cabdilaahi Farole ayaa war kasoo saaray nin kooxda alshabab ay shalay ku dileen degmada Baraawe oo ay ku sheegeen inuu jaajuus u ahaa sirdoonka Puntland. Allaha u naxariistee...
View ArticleRW Somalia oo dib ugu laabtay Muqdisho ka dib socdaalkii Imaaraadka (Sawirro)
Muqdisho, March 5,2014—–-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku tegay...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay guddiga loo xilsaaray dhismaha Buundada...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo afhayeenka baarlamaanka ayaa madaxtooyada kula shiray guddiga loo xilsaaray dhismaha buundada Midigar ee Tuuladda Sunijiif taasoo ay...
View ArticleJaamacadda Bariga Africa oo deeq lagaarsiiyay(sawiro&muqaal)
Bosaaso(pp) Guddiga boorka iyo aasaasayaasha Jaamacadda Bariga Africa ayaa maanta waxay deeq qalab caafimaad ah gaarsiiyeen kulliyadda caafimaadka ee jaamacadda qaybteeda magalada Bosaaso. Qalabkaan...
View ArticleHay’adda FOA oo tababar ku saabsan qiimaynta iyo sugnaanshaha cuntada Garowe...
Garowe(pp) Waxaa magalada Garowe xarunta dowladda Puntland tababar socday labo sano loogu soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha wasaradaha iyo hay’adda dowladda,kaasoo diiradda lagu saarayay in wax badan...
View ArticleMadaxwaynaha Mamulka Jubba oo la kulmay RW Itoobiya Hailemariam Desalegn...
Addis ababa(pp) Madaxwaynaha Mamulka KMG Ah ee Jubba oo maalmii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Addis ababa ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisulwasaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka...
View ArticleNUSOJ Demands Safety Guarantees for Galkayo Journalists after Media Hit List...
6 March 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today called on the authorities in Puntland and Galmudug to guarantee the safety of journalists named on a hit list that was found on an...
View ArticleMadaxwaynihii hore ee Puntland oo ka hadlay saddex nin oo Shabab Baraawe ku...
Allah baa Mahad leh, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabi Muxammad korkiisa ha ahaato. Kooxda Shabaab ayaa March 4, 2014, ku dhawaaqday inay ku toogteen magaalada Baraawe ee koonfurta Somalia sadex nin oo...
View Article