Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Puntland oo dagaal kula wareegtay Koonfurta Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Wararka ugu danbeeyay oo aanu ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidanka Puntland kula wareegeen dagaal dhacay galinkii danbe ee maanta Kantaroolka Galmudug ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Warmurtiyeed”Puntland oo u jawaabtay Dowlada Federalka Soomaaliya

The post “Warmurtiyeed”Puntland oo u jawaabtay Dowlada Federalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hooyo Caruurteeda ka masruufata Baco biyo lagu shubay

Barkhdaad Cabdi, (ma aha magaceeda runta ah) waa hooyo Soomaaliyeed waxay jiirgaankeeda buluuga ah ku buuxisaa biyo laga keenay bar-biyood dhowaan Guddiga Caalamiga Laanqayrta Cas (ICRC) dayactirtay....

View Article

Xaalada Magaalada Gal-kacyo oo Saakay Dagan

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gal-kacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada Magaaladaasi Saakay xoogaa xasilooni ah laga dareemayo. Majiro Wax dagaal ah oo iminka soconayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir Shabbele oo la Doortay

Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle oo maanta kulankoda Labaad ku yeeshay magaalada Jowhar ee caasimada Maamulkaas ayaa ku doortay Gudoomiyaha  Baarlamanka Cusub uu yeelanayo Baarlamaanka Maamulkaasi....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqa Gal-kacyo oo Sheegay in uu meel wanaagsan marayo Dhismaha Maxjarka...

Maamulka Magaalada Gal-kacyo Ee Dowlada Puntland ayaa Faah Faahin ka bixiyay halka uu marayo Dhismaha Maxjarka Magaalada Gal-kacyo. Mohamud Yasin Tumey oo Ah Duqa Dagmada Gal-kacyo Ayaa sheegay in uu...

View Article

Ciidamo Hubeeysan oo la wareegay Xaruntii Shirka Ee Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Aad u hubeeysan oo Wata gaadiidka Dagaalka ay la wareegeen Goordhow Xarunta Shirka Ee Jowhar....

View Article

Rag doonayay inay qaadaan Weerar ka dhan ah Soomaalida Mareykanka oo la Qabtay

Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in ya xireen saddex nin oo Mareykan caddaan ah oo qorsheynayey in ay weeraraan masaajid iyo guryo ay daganyihiin qoysas Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Garden City...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare Cumar oo Dhex Dhexaadin ka dhex bilaabay Puntland iyo Galmudug

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa shalay galinkii danbe gaaray  Magaalada Cadaado, iyadoona faah-faahino ay kasoo baxayaan ujeedka socdaal ee uu...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo Dhoofay iyo Ra’iisul wasaare Cumar oo Garowe soo Gaaray

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa safar shaqo maanta u dhoofay Magaalada Dubai ee dalka Isu-taga Imaaraatka Carabta. Dhanka kale Ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas iyo Raysal wasaare Sharmaake ooo ku kulmay Airport-ka Garowe

Garowe (Puntland Post):- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,ake ayaa goordhow soo gaaray magaalada Garoowe. Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa garoonka diyaaradaha kanooko...

View Article

Cabdi Qeybdiid oo ku guuleystay kursiga Aqalka sare ee baarlaamanka Soomaaliya

Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug. Doorashada ayaa laga rabaa inay ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Culimada Boosaso Oo Kahadlay Dagaalka Gaalkacayo

Culimada magaalada boosaso oo kulan ku qabtay boosaso ayaa ka hadalay dagaalada ka socda Magaalada gaalkacayo ee xarunta gobalka mudug kaas u dhexeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug . Culimada ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo u amba baxay dalka Itoobiya ugana sii gudbi...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 October, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar...

View Article

Boosaso,, Haweenka Gobalka Bari Oo Baaq Udiray Dhinacyada ku Dagaalamaya...

Kulan looga hadalayeye baaqyo ku salaysan nabada iyo xasilonida gobolka Mudug ayaa lagu qabtay magaalad Boosaso ee xarunta gobalka bari .   Waxaana isugu yimid qaybaha kala gadisan ee ururka haweenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Abshir Xasan Abshir oo ka hadlay colaada Gaalkacyo

Xildhibaan Abshir Xasan Garowe (Puntland Post):- Xildhibaan Absihir Xasan Abshir oo ka mid ah Mudanayaasha Barlamaanka DF Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaaladii iyo colaadda weli ka aloosan magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen Siciid Dheere oo ka hadlay colaadda Gaalkacyo

Gaalkacyo(Puntland Post):- Taliyaha guud ee ciidanka Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Dheere) oo Jimcihii gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta ka hadlay colaada u dhaxaysa...

View Article


Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Maanta Lagu Dooranayo Magaalada jowhar

Xildhibaanada Baarlamanka Maamul Goboleedka  Hir-shabeelle ayaa maanta lagu wadaa in magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulkaas ay ku doortan madaxweynaha uu yeelayo Maamulka Hir-shabeelle. Musharixiin...

View Article

Madaafiic Qasaare Geeystay oo ku Dhacday qoryooleey

Wararka ka imaanaya Degmada Qorxooley ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in  madaafiic qasaare geeystay halkaasi lagu garaacay. Madaafiicdaasi ayaa waxaa ku dhintay labo Gabdhood oo isla...

View Article

Galmudug oo Maanta soo dhameystiraysa Xubnaha Aqalka sare

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa maanta inay ka dhacdo dhamays tirka Doorashada xubnaha ka harsan Aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya uga mid noqanaya...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live