Madaxwaynaha DFS oo ka hadlay dagaalkii maanta Gaalkacyo ka dhacay
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ee u dhexeeya maamullada...
View ArticleMadaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo dagaalki maanta ka dib gaari...
Gaalkacyo(pp) Ka dib markii maantadii hore uu dagaal magalda Gaalkacyo ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Gal-Mudug ayaa galabta waxaa gaariga madaxwaynaha Puntland ku shiray, madaxwaynayaasha Puntlad...
View ArticleWasiirka Waxbarashada Puntland iyo Ku xigeenkiisa oo Kormeeray qaar kamid ah...
Boosaaso(pp)Wasiirka Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Dr. Abshir Yuusuf Ciise  iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Maxamed Cali Faarax,ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga sare ee Boosaaso iyo...
View ArticleXasan sheekh iyo wakiillada beesha caalamka oo kulan degdeg ah ka yeeshay...
Muqdisho-(PP)-Madaxweynaha Sommaliya ayaa danjireyaashaasi uga warramay xaaladda Gaalkacyo, wuxuu sheegay inuu dhowr jeer maanta khadka telefoonka kula hadley Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ,...
View ArticleMaalgashadayaasha caalamka oo diiradda saaray Soomaaliya
Muqdisho-(PP)-Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay hordhigtay waddamada daneeya maalgashiga fursadaha ka...
View ArticleTACSI : Marxuum Jaamac Saadle oo ku geeryooday Laascaanood
Allaah Janadii Fardawsa ha ka waraabiye waxaa xalay 3-12-2015 ku geeriyooday magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool Marxuum Jaamac Saadle Cilmi , geerida marxuumka waxaa halkaan tacsi uga diraya guud...
View ArticleGaas, Guuleed iyo guddigii dhex-dhaxaadinta oo Airpost-ka Gaalkacyo ku shiray
Gaalkacyo(pp) Madaxda Puntland & Galmudug ayaa maanta mar kale ku kulmay garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo. Kullankan ayaa dabo socdey mid shalay la isku dhaarsadey in ciidamka la kala qaado...
View ArticleCiidanka Isku-hor fadhiya Gaalkacyo oo galabta kala qaadayo iyo madaxda oo...
Gaalkacyo(pp) Ciidamada isku hor-fadhiya magalada Gaalkacyo ee ka kala socda Puntland iyo GalMudug ayaa lagu wadaa in kala qaado galabta sida maanta ku heshiiyaan labada dhinac ka dib shirkii ku...
View ArticleDagaal ka dhacay degaan ku dhow B/weyne
B/weyne-(PP)-Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyootay dagaal xooggan oo maanta ka dhacay tuulada Baar mandheera oo qiyaastii dhowr iyo labaatan KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada B/weyne ee gobolka...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ballan qaaday in Dawladda...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4-Dec-2-2015 Garoonka Diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo  kaga qayb galay kulan looga hadlayey sidii loo dhaqan gelin lahaa...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo keeneysa Muqdisho
Gaalkacyo-(PP)-Ra’aiisul wsaaraha xukuumadda federaalka SoomaaliyaCumar C/rashiid cali ayaa ammar ku bixiyay in si deg-deg ah magaalada Muqdisho loogu qaado dadkii ku dhaawacmay dagaalkii maalmahan ka...
View ArticleMadaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo caasumaado isku sameeyay (Sawirro)
Gaalkacyo(pp) Madaxada Puntland iyo Gal-Mudug ayaa magalada Gaalkacyo ku sameeyay caasumaado nabadeed kuwaasoo dabo socda shirarkii nabadda looga wada hadlayay ee labada dhinac u dhaxeeyay....
View ArticleQalab Isboorti oo manata la gudoonsiiyay Wasaarada arrimaha Bulshada...
Kismaayo(pp) Hay’adda Teas ayaa manata agab Isboorti gudoonsiisay Wasaarada Arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland, qalabkaas ayaa loogu talagalay in dhowaan la gaarsiiyo kooxaha kubada cagta ee ka...
View ArticleWasaaradda Waxbarashadda Puntland oo dhagax dhigtay Dhismo lagu kordhinaayo...
Boosaaso(pp)Â Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Dowladda Puntland Dr-Maxamed Cali Faarax ayaa maanta dhagax dhigay dhismayaal lagu darayo Dugsiga Xamdaan ee Magaalada Boosaso oo ka mid ah...
View ArticleDalxiiskii aan ku tagney Darayle- Garowe (Sawirro)
Garowe(pp) Darayle waa goob deegan beero leh oo ka baxsan magalada Garowe qiyaastii 10-KM dhinaca koonfureed kaga taal, Jimcadii shalay ayaa anagoo wariyaal iyo dhalinyaro kale isagu jirna waxaan ku...
View ArticleShirkadda Golis Telecom Somalia oo maanta daahfurtay adeegyada Xaliye iyo...
Boosaaso(pp)Shir Jaraaid oo maamulka shirkadda Golis ay maanta ku qabteen xarunta wayn ee Boosaaso ayay ku daahfureen labo adeeg oo muhiim ah oo kala ah: xaliye oo ah adeeg macmiilka uu ku xalisanayo...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRRO+CODAD:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo kaga...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka  Dec-5-2015 Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb galay quraac sharafeed uu u sameeyey...
View Article