Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arday ka Qalinjabisay Jaamacadda PIDAM ee Magaalada Bosaso(sawiro)

Boosaaso(pp)Wasiir K/xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Prof  Maxamed Cali Faarax ayaa Shahaadada Jaamacaddeed ee bachelorka Guddoonsiisay Dafcadii u horraysay ee ka qalinjabisa Jaamacadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed:- Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay

View Article


Xagee maraya Qorshaha buuntada lagu saarayo wadadda aada isbitaalka...

Garowe(PP): Waxaa socda qorshe buunto lagu saarayo wadadda aada Isbitaalka Garowe oo ku taal waqooyiga magaalada,waxayna dhexmarta tog halkaasi mara. Maamulka dowladda hoose ee Garowe ayaa sheegay in...

View Article

Madaxwayne Gaas oo sheegay iney midoobo doonto Gaalkacyo (Dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay muhiim tahay ka shaqaynta nabadda Gaalkacyo, dhankooda ay mar kasta ka go’an tahay inay dowrkooda wanaaga muujiyaa....

View Article

Gudoomiyaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo soo bandhigay dhibaatooyinka loo...

Garowe(pp) Gudoomiyaha xafiiska difaacaha xaquuqul aadanaha Puntland Maxamed Yuusuf ayaa maanta hor-tagay gollaha Baarlamaanka oo weli ku guda jira kalfadhigoodii 36-aad. Maxamed Yuusuf ayaa goobta...

View Article


Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo (Dhagayso)

Gaalkacyo(PP):Waxaa wali kusugan magaalada Gaalkacyo Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Cumar Cabirashiid,Madaxweynaha Jubbaland, iyo labada madaxweybe ee Puntland iyo Galmugu,waxaana socda sidii loo dhaqan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo RW Sharmaake oo Casumaad...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 6, 2015 deegaanka Heema ee Gobolka Mudug kaga qayb galay qado sharaf  uu isaga iyo Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka...

View Article

Re-advertisement: Invitation to bid No: GQB/DPL/128/2015 for the supply of...

View Article


Wasiir Haweenka oo la kulantay Shacabka Buurtinle

Garowe(PP): Wasiirka Haweenka Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa maanta la kulantay Shacabka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal,waxayna usoo gudbiyeen baahiyaha Dumarka. Anisa oo safarkeedu salka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo beri ku wajahan magalada Muqdisho

Gaalkacyo(pp) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke, madaxda mamulada Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa maalinta berito ah ku wajahan magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta hortagay Baarlamaanka (Dhagayso &...

Garowe(PP):Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa maanta hortagay golaha baarlamaanka Puntland,waxaana uu ka hor akhriyey miisaaniyada dowladda lixdii bilood dambe ee sanadkan....

View Article

Puntland oo deeq dawo ah ka heshay sacuudiga

Muqdisho-(PP)-Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda federallka ah ee Soomaaliya ayaa dowlad goboleedaka Puntland ku wareejisay dawooyin qayb ka ah deeq boqortooyada Sucuudigu ay ugu deeqday dowladda...

View Article

Soomaali lagu eedeeyay weerarkii ka dhacay Maraykanka

USA-(PP)-Muwaadin Soomaali Mareykan ah kana tirsan ururka Daacish ayaa lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa weerarkii dadka badan lagu laayay ee dhawaan ka dhacay magaaladda San Bernardino ee carriga...

View Article


Somali ‘refugee’ linked to San Bernardino terror attack

USA-(PP)-A young man who came to Minnesota as a “refugee” from Somalia has been linked to Syed Farook, the shooter who, along with his jihadist wife, killed 14 Americans in San Bernardino less than a...

View Article

Taliye Afguduud”wax saamayn ah ku yeelan mayso  dilka Tiliyaha Ciidanka...

Boosaaso(pp)Taliyaha  Ciidanka Boliska Puntland Cabdirisaaaq Maxmuud Yusuf  Afguduud oo manta   warbaahita ku lahadalay Isbitaalka Boosaaso ayaa ka tacsiyeeyay  geeridii ku timid Alaha unaxariistee...

View Article


labada madaxweyne ee Puntland iyo Gal-mudug oo u dhoofay Muqdisho

Gaalkacyo(PP):Waxaa hadda garoonka diyaaradaha maagalada Gaalkacyo ka duushay diyaarad sida Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed...

View Article

Puntland oo tahriibayaasha u digtay

Boosaaso-(PP)-Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa diniin adag ka soo saaray dadka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari u taga inay kasii tahriibaan.   Gen;Cabdirisaaq Maxamuud Yusuf...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRO+CODAD :- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaaminayo ayaa galabnimadii maanta safar shaqo ugu anba baxay magaaalada Muqdisho iyagoo ka dhoofay garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaaminayo oo maanta gelinkii danbe ka anba baxay magaalada Galkacyo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Casho Sharaf soo dhoweyn...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa  Caawa Dec, 7, 2015  Magaaalada Muqdisho kaga qayb galay casho sharaf soo dhoweyn ah oo  uu u...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>