Outrage as shallow grave with 12 bodies found in Mandera
Mandera-Kenya-(PP)-Eleven MPs from Mandera and Wajir counties yesterday reacted angrily to the discovery of a mass grave at Lethe in Arabia Ward within Mandera East constituency. The shallow grave...
View ArticleXasan Shiikh Maxamuud oo casho sharaf u sameeyey madaxda maamul goboleedyada...
Muqdisho(PP):Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu xoo xiray aqoon is-weydaarsi muddo saddex maalmood ah socday, oo...
View ArticleMuqdisho oo uu maanta ka furmayo shirka wada tashiga
Muqdisho-(PP)-Maanta oo talaado ah ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga heer qaran ee looga hadlayo doorashooyinka sanadka 2016, waxaana kulanka ka soo qeyb geli doona...
View ArticleWasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo ka tacsiyeeyey dilkii...
Garowe(PP):Wasiirka duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa ka waramaya dhismayaasha Garoomada Bosaso oo socda iyo kan Garowe oo dhawaan la bilaabayo. Ugu horayn wasiirka oo la...
View ArticleIskuulka Al-Khaliil Academy Kenya oo la soo xiray Sanad Dugsiyeedka 2014 iyo...
Nayroobi(pp) Munaasabadka balaaran oo lagu soo xirayay Iskoolka Al-Khaliil Academy,ee sanad dugsiyeedka 2014-ka iyo 2015,ayaa lagu qabtay Magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Munaasabada ayaa...
View ArticleDHAGAYSO:- Dood ku saabsan tacadiga Haweenka oo ay soo qaban qaabisey...
Garowe(pp) Iyadoo weli wasaradda Haweenka iyo horumarinta arrimaha Qoyska Puntland ku jirto qabashada barnaamijyada looga hadlayo 16-ka beri ee shaqaaqooyinka iyo tacadiga haweenka ayaa maanta waxaa...
View ArticleWarbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Khudbad Taariikhi ah...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 8, 2015 magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir looga hadlayey nooca ay noqon doonto doorashooyinka dalka soomaaliya ka...
View ArticleXildhibaanada Maamulka Koonfur galbeed oo Baydhabo lagu dhaariyey
Baydhabo(PP):Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur galbeed waxaa maanta lagu dhaariyey 89 Xildhibaan oo ka tirsan 105 xildhibaan oo la rabo inuu yeesho maamulka Koonfur galbeed. Goobta...
View ArticleDuqa degmada Garowe oo kormeeray suuqa khudaarta iyo hilibka Garowe(Sawirro)
Garowe(pp) Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay suuqa weyn ee lagu iibiyo hilibka iyo khudaarta, kaasi oo dhawaan dayactir...
View ArticleShirka Muqdisho oo lagu go’aamiyay in wada-tashiga Soomaaliya lagu qabto...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay Shir loogu diyaar-garoobayo Madasha Heerka Sare ee Waddamada iyo...
View ArticleWasaradda Arrimaha bulshada Jubbaland oo agab gudoon siisey kooxda Gabdhaha...
Kismaayo(pp) Wasaaradda Arrimaha Bulshada Jubbaland iyo Uururka Haweenka Degmada Kismaayo ayaa markii ugu horaysay magaalada Kismaayo ka hirgeliyay Koox Gabdha ah oo dheeli doona Kubada Kolayga....
View ArticleXasan Shiikh”New Deal-ka waxaan rabnaa inuu dadka nolal u abuurto” (Dhagayso)
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha DFS, Xasan Shiikh Maxamud ayaa sheegay in ka mid ah dhaqaalihii Soomaaliya loogu deeqay soo gaareen balse ay u baahan tahay nidaam mamul, waxa uu hadalkiisa raaciyay...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka oo dhagax dhigay xarunta cusub ee wasarada xanaanada...
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowadda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa dhagax dhigay xarun cusub oo ay wasaradda xanaanada xoolaha ka dhisanayso magalada Garowe, kaasoo ka kooban labo...
View ArticleQaar ka mid ah suuq-yada ganacsiga magalada Garowe oo cabasho muujiyay...
Garowe(pp) Qaar ka mid ah haweenka ku ganacsada suuqyada hilimka iyo khudrada ee magalada Garowe ayaa cabasho ka muujiyay goobahooda ganacsiga, iyadoona muujiyay inay dayactir u baahan tahay goobta ay...
View ArticleWasaradda Haweenka Puntland oo abaal-marin siinaysa ardey ku tartamey...
Garowe(pp) Wasaradda Haweenka iyo horumarinta arrimaha qoyska dowladda Puntland ayaa weli ku guda jirta qabashada kulamada iyo doodaha ku saabsan sidii looga hortagi lahaa tacadiyada iyo gaabiska ku...
View ArticlePuntland oo ka hadashay Somaliland oo shidaal baaris ka bilaabaysa Gobalka Sool
Garowe(pp) Wasiirka warfaafinta Dowladda Puntland ayaa ka hadley shidaal baaris iyo sahamin isugu jirta oo Somaliland ka waddo deegaano ka tirsan gobolka Sool. Maxamuud Xasan Soocade oo la hadlay BBC,...
View ArticleAgaasime ku xigeenkii Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland oo is casilay
Garowe(PP): Xuseen Xaaji Yuusuf oo ahaa Agaasime ku xigeenkii Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland ayaa maanta is casilay. Xuseen ayaa kal hore madaxweynaha Puntland jagadan u magacaabay, waxa uuna...
View ArticleTaliyaha Ciidanka AMISOM iyo saraakiil uu hoggaaminayo oo Kismaayo gaaray...
Kismaayo(pp) Taliyaha Ciidamada AMSIOM Gen Jonathan Rono oo ay waheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM oo ay kamid yihiin saraakiil ka socday Ciidamada Itoobiya ayaa maanta gaadhay magaalada...
View ArticleWarbixin+Sawirro:- Masuuliyiin kasocda Dawladda Puntland iyo Federaalka oo...
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke iyo masuliyiin uu hoggaanayo ayaa maanta oo jimce ah booqday Cusbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku suganyihiin dadkii...
View Article