Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Soomaliya, Faarax, Waa maxey Shaqadiisu??

Akhristayaal Qormadan kooban waxaan ku eegayaa Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir, Iyo Shaqada Wasaaradaas. Faarax Sakiin oo garab fadhiya, Madaxweyne Xasan Dowladaha Dunida intooda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caasimada Soomaaliya waa in Sadex Magaalo ku tartamaan midii noqon laheyd.

Waxaa shaki ku jirin in weli aan la isku afgaran halka sida rasmiga ugu noqon doonta Xarunta Dalka magaalo madaxda Soomaaliya, tan iyo markii Dagaalada Sokeeye ka qarxeen Caasimada Dalka Soomaaliya ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Jubbaland State oo la ansaxinayo Dastuurkeeda Maalmaha soo socda

Kismaayo: (pp)-  Wararka naga soo gaaraya guddaha magaalada Kismaayo,  ayaa sheegayaan in  maalmaha nasoo haya ergooyinka Jubbooyinka & Gedo oo ku sugan magaalada Kismaayo ay ansaxin doonaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Casharada Daryeelka Geela halkan ka akhriso (Warbixin)

Qaybta 1aad, FURUQA GEELA; Afka Ingriisiga waxaa lagu yiraahdaa Camel Pox, Cudurka : Keenaha iyo Baahsanaanta Cudurka Furuqa Geela waxaa keena nooc ka mid ah Fiiruska kuwa ka tirsan bahda loo yaqaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Labo nin oo ka qeyb ahaa weerarkii Xawaalada Kaah Express Bosaso oo...

Garoowe: (pp)-  Galinkii danbe ee maanta ayaa ciidanka booliska ee caasimada Puntland oo kaashanaya hay,addaha sirdoonka Puntland ay gacanta ku dhigeen labo nin oo sida la sheegey ka mid ahaa dabley...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Hogaamiyaha Ururka Horseed iyo Qaybta Fulinta oo Garoowe ku kulmay...

Garoowe:(PP)-Waxaa maanta shir uu uga furmey xarunta Rugsan Square magaalada Garowe golaha fulinta ee Urur siyaasadeedka Horseed, waxaana kasoo qeyb galey kulan dhmaan xubnaha golaha dhexe ee ururka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO : Hay,adda Wadooyinka & Rugta Ganacsiga Puntland oo Kulan wada...

Boosaaso: (pp)-  Boosaao Kulaankan oo ka dhacay Xarunta Rugta Ganasiga Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa uu dhexmaray Masuuliyiinta Hay,adda Wadooyinka Puntland &Gudoonka Rugta Ganacsiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Saraakiil kormeereysa Waxbarashada Puntland (Dhageyso)

Boosaaso: (pp)-  Masuuliyiin ka tirsan wasarada waxbarshada Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafay socdaal ku tagay iskuulo ku yaala Gobalada Karkaar iyo Bari,waxayna soo indho indheyn ku sameynayeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Shirkii Jubbooyinka iyo Gedo oo galay Wejigii Labaad iyo Raiisal...

Kismaayo: (pp)- Waxaa Maanta galay wajigii labaad ee shirka dhismaha maamulka Jubbaland ee ka socda magaalada Kismaayo, ayadoo maanta ergooyinka ka qeyb galaya shirka dhismaha maamulka Jubbaland loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Xasan Sh. Maxamuud oo maanta furay Shirweynaha Qaran ee Wadatashiga...

Muqdisho: (pp)-  Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin , sida loogu cadeeyey Dastuurka Jubbaland State (Warbixin)

Dastuurka cusub ee KMG ah ee uu yeelanaayo maamulka Jubba Land ayaa waxaa maanta si rasmi ah u ansixiyey inka badan 800 boqol oo ah ergada ka qayb gelaysa shirweynaha maamul u samaynta gobolada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Baarlamanka oo Ansixiyey mid ka mid ah Qodobo ay ku kala aragti...

Garoowe: (pp)- Mudanayaasha Barlamanka Puntland ayaa maanta 02 April,2013 ansixiyey qodobo ka mida xeerka doorashooyinka oo dhowaan soo gudbiyeen guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland. Xillibaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Gudoomiyaha Maamulka KMG Kismaayo Axmed Madoobe oo ka hadley Xaflad...

Kismaayo: (pp)- Gudoomiyaha maamulka KMG Kismaayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo caawa ka hadley ansixintii dastuurka Maamulka Jubbaland ayaa sheegey in uu ka maamul ahaan aad usoo dhaweynayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Wafti Culus Dowlada Puntland ka tirsan oo maalinta beri ah Kismaayo...

Garoowe: (pp)- Gudoomiyaha maamulka KMG Kismaayo Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe oo ayaa hadalkan xaqiijiyey mar uu ka hadlayey xaflad maamulkoodu qabanayo beri oo loogu dabaal degayo , taasi oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hees cusub oo loo qaaday Kismaayo (Dhegeyso)

Waxaa halkaan kusoo gudbinaynaa hees cusub oo loo qaaday deegaanka Jubbaland gaar ahaa magaalada Kismaayo, waxaana heestaas ku luuqaynaya Fanaanka Yuusuf Yarem midhaha iyo Laxanka waxaa sameeyey Abwaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

JABUUTI: Saacid oo Safarkii ugu horeeyey ku tegay Jabuuti

Ra’iisal Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Lixdan (60) Xildhibaan oo ka tirsan DF ee Soomaaliya oo Kismaayo yimi

Kismaayo: (pp)- Xildhibaano kor u dhaafaya 60-Xildhibaan oo Proff.C/risaaq Cismaan Xassan(Juurille) Hogaaminayo ayaa Maanta Waxay soo Gaareen Magaalada Kismaayo ee uu ka socdo shirka Maamul u Sameynta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Dib u habaynta Garsoorka oo maanta Muqdisho looga dooday (Sawiro)

Muqdisgo: (pp)-   Shirweynaha Heerka Qaran ee looga tashanayo Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya oo maanta galay Maalintii saddexaad ayaa diiradda lagu saaray Qodobbo ay kamid yihiin Qaab dhismeedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Sidee Xildhibaanada Kismaayo loogu soo dhaweeyey, una Jeediyeen...

Kismaayo: (pp)- Xildhibaanada Federaalka ee Soomaaliya oo kasoo degay magaalada Kismaayo ayaa markii loo gelbiyey xarrunta shirka ee Jaamacada Kismaayo, waxay ka jeediyeen halkaas khudbado taariikhiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Axmed Diiriye iyo kuwa la midka ah maxaa Jubbaland ka galay, muu ka hadlo...

Anigoo ah dadka deegaan ahaan ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka, gaar ahaan magaalada Kismaayo ayaan waxaan la yaabanahay hadal kasoo yeeray Axmed Diiriye oo sheegta inuu ka mid yahay Odayaasha...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>