Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda TADAMUN oo tababar dadka looga wacyi galinayo Cudurka HIV?ADIS-ka ku...

Garowe(pp) Hay’adda maxaliga ah ee Tadamun ayaa maanta magalada Garowe kusoo gabo-gabaysay tababar socday mudo afar maalmood ah oo dadkii kasoo qayb galay lagu barayay sida bulshada Garowe looga wacyi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku xigeenka Cadaalada Puntland oo kormeeray xabsiga magalada...

Bosaso(pp) Socdaalka wasiir ku xigeenka Cadaalada iyo diinta Puntland uu ku tagay xabsiga wayn ee magalada Bosaso ayaa ka mid ah shaqooyinka loo igmaday wuxuna la kulmay qaar ka mid ah maxaabiista ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka oo joojinaya Isticmaalka Mobilka Blach Berry...

Macmiilka ugu miisaanka culus uguna magaca dheer dadka Mobilada Black Berry isticmaala Madaxweyne Barack Obama ayaa la sheegayaa inuu go’aansaday macsalaamaynta Shirkadda uu ku xirnaa ee Blackberry oo...

View Article

Mamulka Jubba oo markale ku celiyay ciidanka Kenya inaysan Kismayo ka baxayn

Kismaayo(pp) Mamulka Jubba ayaa mar kale sheegay ciidanka ka socda dalka Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMSIOM ee Somalia inaysan ka baxayn gudaha magalada Kismaayo ka dib markii maalmihii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha PL oo la shiray Safiirka UK ee Somalia (Sawirro)

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.CabdiwalI Maxamed Cali (Gaas) ayaaa maanta madaxtooyadda ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Ingiriiska,waxana wafdigaasi hoggaaminaya safiirka UK ee...

View Article


IFJ Calls on European & African Leaders Attending Africa-EU Summit to Speak...

The International Federation of Journalists (IFJ) has called on the European and African Heads of State attending the Africa-EU Summit in Brussels today, Wednesday 2 April, to include the continuous...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismah Isbitaal Guud oo Iskaa wax uqabso ah oo kabilaawday dagmada...

(Bosaso PP)Bulshada ku nool degmada Balli-Dhidin ayaa bilaabay  qorshe ah sidii ay degmada uga hirlgelin lahaayeen isbitaal guud, kaasi oo kharashka dhismihiisa lagu bilaabay laga aruuriyay qaybaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukumadda Puntland oo mamnuucday Macaha madow ee gaadiidka lagu dhajiyo.

Garowe(pp) Dowladda Puntland ayaa maanta sheegtay Puntland inay mamnuuc ka tahay isticmaalka muraayadaha madow taasoo loo gartay inay khatar ku tahay ammaanka gobaladda. Arrintaan lagu joojinayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo ka hor timi in Qaxootiga Soomaaliyeed ee Norwey la keeno Puntland...

Garowe(pp) Shirka gollaha wasiiradda Puntland oo maanta qabsoomay ayaa waxaa looga hadlay qodob tilmaamaya Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Wadanka Norwey kaasoo dowladda Norwey ay codsi usoo dirtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bacaha lagu keeno Sin-siyeeriyada oo maanta Garowe lagu gubay (Sawirro)

Garowe(pp) Waxaa maanta duleedka bari ee magalada Garowe lagu gubay in ka badan shan kun bacaha lagu keeno Sin-siyaariyada laga xidho kaneecada. Barnaamijkan waxaa iska kaashaday wasaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaqaatiirta Puntland oo urur ay ku midaysan yihiin ku samaystay Garowe...

Garowe(pp) Dhaqaatiirka gobaladda Puntland ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay magalada Garowe xarunta dowladda ka wadeen shir lagu midaynayo saddex urur dhaqaatiir oo ka jira Bosaso,Garowe iyo...

View Article

Dowladda Puntland oo guddi wasiiro ah u saartay baarista khilaafka u dhaxeeya...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta guddi wasiiro ah u saaray sidii xal looga heli lahaa baarisna loogu samayn lahaa qodobada ay isku hayaan Puntland...

View Article

Wafdi hordhac u ah Socdaalka Gaas ee Gobalka Mudug oo Gaalkacyo gaaray...

Gaalkacyo(pp) Wafdi wasiiro.xidlhibaano iyo saraakiil ciidan iskugu jira ayaa soo gaaray magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug kuwaasoo hordhac u ah socdaal uu madaxwaynaha Puntland ku imaanayo...

View Article


Maxabiis ka baxsatay Xabsiga magalada Bosaso

Bosaso(pp) Wararka laga helayo Xabsiga wayn ee magalada Bosaso ayaa sheegaya in maxabiis ku xirnayd ay ka baxsadeen ka dib markii ay ka boodeen daaqad yar oo loogu talo galay inay la layr sadaan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku xigeenka PL oo xariga ka jaray dhismayaal lagu kordhiyay...

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdiaxakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta xariga ka jaray dhismayaal casri ah oo lagu kordhiyay saldhiga dhexe ee magalada Garowe. Dhismayaashan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoon iswaydaarsi ku saabsan tabta loola tacaalo haweenka la kufsado oo...

Gaalkacyo (pp) Waxaa Isbitaalka GMC ee loo yaqaan dhagacadde lagu soo gabgabeeyey Aqoon isweydaarsi ku saabsan sida loola tacaali karo caafimaad ahaan haweenka lasoo kufsado Aqoon isweyaarsigan ayaa...

View Article

Maxaan ka baran karnaa xasuuqii Rwanda?

20 sano ayaa ka soo wareegtay markii dadka wadanka Rwannda ay muddo 4 bolood ka yar iska xasuuqeen dad ku dhow hal malyuun oo ruux, iyagoo u kala qaybsamay qawmiyadaha Hutu iyo Tutsi. Maanta, xaaladdu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka waxbarashada Puntland oo dib ugu soo laabtay magalada Garowe (Sawirro)

Garowe(pp) Wasiirka wasaaaradda waxbarashada dowladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe ka dib markuu shir waxbarashada ku saabsan uu kaga qayb galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu sagootinaayo dufcadii 8-aad ee ka qalin jabisa dugsiga...

(Bosaso Pp)Xafladan oo ahayd mid balaaran si weyna loo soo agaasimay waxaa ka soo qeybgalay masuliyin uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Bari C/Samad Maxamed Galan Bahda Waxbarashada Sida Jaamacadaha,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland

Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaaraya Puntlandpost ayaa sheegaya in madaxwayne Cabdiwali Maxmaed Cali (Gaas) uu xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka badda Dowladda Puntland ee (PMPF) Mudane Maxmaed...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>