Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo: Injineero iyo Madaxda hay,adda wadooyinka Puntland oo qiimeyn ku...

  Gaalkacyo : (pp)- Agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntland ee (Puntland High-way Authority) Mudane Maxamuud C/nuur Aadan iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta qiimeyn ku soo sameeyay wadada...

View Article


Garoowe: Tartan Kubadda cagta oo Jimcaha u furmi doona ,Galmudug,Ehlu sunna...

Garoowe : (pp)- Wasaarada Sports-ka Puntland ayaa sheegtey in maalinta Jimcaha ee soo socota magaalada Gaalkacyo uu ka furmi doono tartan kubada cagtaa oo u dhexeeya afar naadi oo kala matali doona,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe : Maxaa kasoo baxay Kormeerkii Gobolka Nugaal ee Madaxda Wasaarada...

Shir jaraa,iid oo ay saaka qabteen Wasiirka Waxbarashada Dowlada Puntland Abdi Faarax (Juxaa) iyo Wasiir ku xigeenka Abdulahi Maxamed Bootaan ayay kaga warbixiyeen kormeer ay ku sameynayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bujumbura: Ra,iisal wasaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magaalo...

Bujumbura: (pp)- Wafti uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi,iyadoona garoonka uu kusoo dhaweeyey Madaxweyne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir heer caalamiya oo lagu soo xirey Magaalada Copenhagen Wadanka Denmark...

Denmark:(pp)- Magaalada Copenhagen ee Waddanka Denmark ayaa lagu soo gabo gabeeyey shir soconayey 3 bari, ayna marti galisay Dowlada Denmark,islamarkaana noqonaya kulankii 12 aad oo ay isugu yimaadaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Anaga iyo Dowlada Isma diidine , rabitaanka shacabka ayaa meesha...

Kismaayo: (pp)- Guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka mid ah siyaasiyiinta u tartamaysa madaxtinimada Jubbaland oo laga waraystay TV-ga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buug ay qortay Drs. Xaawo Cabdi oo lagu soo bandhigay Magaalada MINNESOTA...

Minnesota: (pp)-  Waxaa magaalada Minnesota lagu soo bandhigay Buug ay qortay Drs Xaawo Cabdi oo intii bur-burka dalka ka jiray ka shaqaynaysay  guddaha dalka soomaaliya. Daawo bandhiga Buuga Drs Xaawo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goldogob : Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha hay’adda wadooyinka Puntland oo...

Goldogob: (pp)- Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay’adda wadooyinka Puntland ee (PHA) Mudane Maxamuud C/nuur Aadan ayaa gaaray Degmada Galdogob ee gobolka Mudug halkaasi oo si weyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BURUNDI: Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha dalka...

Burundi: (pp)-  Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: IGAD oo ku baaqday in la dedejiyo dhismaha Jubbaland State (Warbixin)

Maalinkii shalay oo ay booqdeen magaalo xeebeedka magaalada Kismaayo Wafdi ka socday IGAD oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ayaa markii ay tageen madasha uu shirka ka socday  isla...

View Article

Saddex Caruur Walaalo ah oo ku dhimatey Degmada Eyl Ee Gobolka Nugaal

Eyl: (pp)- Saddex caruur walaalo ah ayaa u geeriyootey xanuun aan la garaneyn Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, kuwaas oo la sheegey in xanuunku uu hayey in ka yar 24 saacadood ,waxaana dhakhaatiirta Eyl...

View Article

Heshiis Horudhac ah oo laga gaarey kulan u dhexeeyey Madaxweyne Xasan Shiikh...

Ankara: (pp)- Waxaa soo gabo gaboobey kulan u dhexeeyey Dowlada Federaalka iyo Maamulka Somaliland kuna qabsoomey Magaalada Ankara Wadanka Turkiga, iyadoona kulankan ay hormuud u ahaayeen Labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Daawo Sawirada Xarunta Warbaahinta Dowlada Puntland iyo Xarumo Cusub...

Garowe: (pp)- Dowaladda Puntland ayaa ku guulaysatay 10,April,2013 tijaabadii ugu horaysay oo ay ku samayso Idaacadd cusub oo Dowlada afkeeda ku hadleysa, Waxaana booqdey xarunta idaacadda todobaadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanaag :Labo caruur ah oo sun ugu geeriyootey Gobolka Sanaag Kuwo kalena la...

Bali busle pp)-Laba caruur ah ayaa ku dhintey labo kale way la ildaran yihiin Sun xoolaad ay ku cabeen deegaanka Bali Busle oo ka tirsan gobolka Sanaag sida uu warbaahinta u sheegey maamulka Gobolka...

View Article

Muqdisho:Wararkii ugu danbeyeey ee Weerarkii Maxkamada Gobolka Banaadir iyo...

Muqdisho: (pp)- Sida ay soo sheegayaan wariyaal iyo goob joogayaal ku sugan nawaaxiga maxkamada Gobalka Banaadir labo qarax oo waaweyn iyo dagaal ayaa ka dhacay xarunta Maxkamada Gobalka Banaadir,...

View Article


War Deg Deg ah : Muwaadiniin u dhashey Turkey oo qarax Ismiidaamin ah lagula...

Muqdisho : (pp)- War goor dhow naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu isku qarxiyey gaari kale oo ay wateen Turkish Mareysy agagaarka Hotelka la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Shir lagu mamnuucayo xirmooyinka dooxooyinka oo lagu qabtey Xarunta...

Garoowe: (pp)- Kulan maanta lagu qabtey Guriga Gobolka Nugaal ee magaalada Garowe ayaa looga arrinsadey xal u helida xirmooyin maalmihii lasoo dhaafey laga sameeyey dooxooyinka Gobolka Nugaal, kuwaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO:Nabadoonnada Gobolka Bari oo Loo Qabtay Aqoon Isweydaari Ku Aadan...

Aqoon isweydaarsi ku aadan nabadeynta iyo xallinta khilaafaadka  ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta Rugta Ganacsiga iyo Wershedaha Puntland ee Boosaaso, aqoon isweydaarsigan oo qayb ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: 165 Mudane oo ka tirsan Xillibaanada DF Somalia oo soo xaadirey...

Muqdisho: (pp)-Fadhi maanta ay yeesheen Baarlamanka DF Somalia ayaa waxaa kasoo qeyb galey 165 mudanayaal oo ka tirsan baarlamanka Somalia , kuwaas oo kaga hadley shirkooda waxyaabihii u qabsoomey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso : Xaflad loo sameeyey Ardey ka qalin Jabisey Jaamacadda Bosaso...

Bosaso: (pp)-Jaamacada University Bosaaso ayaa waxaa lagu qabtay xaflad ay ku qalan jabinaayeen arday dhameysatey kulliyado kala duwan oo ay ka baranayeen jaamacadaasi,waxaana kasoo qeyb galey xaflada...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>