Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Magacaabi kara Maamul Heer Gobol Iyo Heer Dagmo (Muxuuse Dastuurku ka...

Akhriste sida aan la socono Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaanta magaacbey Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, sidoo kale waxaa uu Gudoomiyaha Barlamaanku magacaabay Guddoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saldhig lagala dagaalamo Argagixisada iyo Burcad badeeda oo la dhisayo (Sawiro).

Adis ababa pp)- Wasiirka Amniga Puntland Col Khaliif Ciise Mudan oo hogaaminaya wafti ka socda Dowlada Puntland oo ku sugan wadanka Ethiopia ayaa ka warbixiyey shir ay uga soo qeyb galeen magaalda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxa UN ee gargaarka bini,aadanimo Somalia oo caawa la kulmey Madaxweyne...

Garoowe: (pp)- U qeybsamaha Qaramada Midoobey ee gargaarka bini,aadanimo Somalia Philippe Lazzarini ayaa caawa kulan is barasho kula yeeshey Madaxweynaha Dowlada Puntland xarunta Madaxtooyada Cusub ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo:Dib u eegis Balanqaadyadii Turki-ga ee Puntland iyo Eedeynta...

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku dhaliiley Dowlada Turki-ga inaysan kasoo bixin balan-qaad Puntland ay la gashey, isagoona sheegey in Turki-gu qorshaha wax-qabad ee Somalia uu ka dhawaajiyey in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo la dooran doono wixii ka danbeeya...

Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta lagu xareeyey Jaamacadda Magaalada Kismaayo Odoyaashii soo xuli lahaa ergeyda beelaha ee dooran lahaa Madaxweynaha Maamulka Jubballand State, kuwaas oo %80 la xareeyey sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulliyadda Tababarka Macalimiinta GTEC oo lagu soo kordhiyey Waxbarashada...

Garoowe: (pp)-Maamulka kulliyada tababarka macalimiinta ee GTEC magaalada Garowe ayaa maanta daah furey barnaamij waxbarasho oo heer degree ah oo ay ka faa,iideysan doonaan 100 ardey oo labo sano soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Midowga Afrika oo dhaleecaysay Dilkii Wariye Maxamed Ibraahim Raage

Muqdisho: (pp)- Wakiilka gaarka ah ee Midowga afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saleh Alnadif ayaa dhaleeceeyey dilkii Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka howlgeli jiray Idaacada Radio Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ankara: Somalida Wadanka Turki-ga oo ka qeyb gashey bandhig dhaqameed...

Ankara : (pp)- Wadanka Turki-ga Magaalo Madaxdiisa Ankara ayaa waxaa lagu qabtey Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen Ardey kala mataleysay Wadamo badan oo adduunka ka tirsan , kuwaas oo kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Dekeda Magaalada Bosaso oo maalmahan laga dareemayo Dhaq dhaqaaq...

Bosaso: (pp)-Markab weyn oo ku xiran dekada magaalada Bosaso ayaa lagu raray 12,600 oo neef oo isugu jira Geel, Ari, iyo Lo, kuwaas oo loo qaadi doono Wadanka Sucuudi-ga, sida uu Saxaafada u sheegey...

View Article


Muqdisho: Baarlamanka Somalia oo ka shiraya DIfaaca Suxufiyiinta Gudaha Somalia.

Muqdisho: (pp)- Mudanayaasha Baarlamanka Soomaalia ayaa ku baaqey in difaac Adag loo sameeyo saxafiyiinta Sooomaaliyeed ee ka hawl-gala gudaha wadanka , kuwaas oo saameyn xoogan ku yeesheen dilalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe : Puntland oo laga daahfurey ololaha maalmaha talaalka caruurta, sawiro.

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed ayaa maanta furey ololaha maalmaha talaalka caruurta oo ka bilaabmey deegaanada Puntland. Kasoo qeyb galayaashii Munaasabad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ADDIS ABABA: Raiisal wasaaraha DF ee Ethiopia oo shaaca ka qaaday in...

Addis Ababa: (pp)- Raiisal wasaaraha DF ee Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadiisa uu kala baxayo Soomaaliya, isagoo sheegay in sababta ay ula baxayaan ciidamadooda ay ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: R.W.oo maanta kormeeray xarumaha tababarka ciidamada iyo Wasaaraddo...

Muqdisho: (pp)- Ra’iisal Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha tababarka ciidamada, iyo goobo kale, sida, Xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Amaanka Kismaayo oo la adkeeyey iyo Doorasho deg deg ah oo la...

Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa guddaheeda laga dareemayaa Amaanka oo aad loo adkeeyey , iyadoo jidadka muhiimka ah ee magaalada soo gala ay taagan yihiin Ciidamada AMISOM ee Kenya iyo kuwa...

View Article

ADRA: INVITATION TO TENDER IN PUNTLAND

ADRA: INVITATION TO TENDER IN PUNTLAND Click here

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xuska Maalinta Cudurka Malaariyada oo maanta Lagu qabtey Magaalda...

Garowe:(pp)- Xuska maalinta Malaariyada Adduunka ayaa maanta lagu qabtey Xarunta wasaarada Caafimaadka Puntland,waxaana kasoo qeyb galey masuuliyiinta wasaarada Caafimaadka, Wakiilo ka tirsan...

View Article

War deg deg ah: Shirqool lagu fashiley Bada Kismaayo, Saraakiil iyo ciidan...

Kismaayo: Bada magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay saraakiil uu ku jiro Col. Barre Hiiraale iyo xoogaa Maleeshiyo oo la socday, kuwaas oo gacanta lagu soo dhigay , loona gudbiyey ciidamada Kenya ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: 22 sano ka dib safaarada Ingiriiska oo dib looga furey Wadanka...

Muqdisho: (pp)- Xog-haya Arrimaha Dibbada Dowlada Ingiriiska William Hague oo maanta safar ku tagey magaalada Muqdisho ayaa furey Safaaradii UK ee Muqdisho 22 sano kadib,isagoona jariga si rasmiya uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Odoyaasha Kismaayo oo qorsheynaya inay la kulmaan barre hiiraale...

Kismaayo: (pp)- Dareenka magaalada kismaayo ayaa ka bedelan sidii horre waxaana jirta aragtiyo kala duwan oo qeybaha bulshada Jubbooyinku ay ka bixinayaan Hogaamiye kooxeed ka tirsanaan jiray Dooxadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabab oo dagaal ka dhex dhashay ka dib dhaawacii Al-Amriiki.

Wararka aanu ka helayno deegaan la yiraahdo Raama-caddey oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeya kooxo ka wada tirsan Alshabab , kuwaas oo la sheegey inay isku...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>